Day: August 10, 2020
-
Banaadir
Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan Oo Xilka Iska Casilay
Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnaan Xasan Diab ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Ra’iisul Wasaare ee dalka kaddib qaraxii…
Read More » -
amaanka
Wasiir Sadiq Warfa: “Xal Ayaa Laga Gaaray Cabashada Shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde”
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiq Xirsi Warfa ayaa maanta shir guddoomiyay kulan xasaasi ah oo…
Read More » -
amaanka
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo Taliye u Magacaabay Dhuusamareeb
Taliyaha ciidamada booliska Soomaalioyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxaa uu taliye Boolis ugu magacaabay, saldhigga…
Read More » -
Baarlamaanka
Maryan Cabdikariim Axmed Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashay Imtixaanka Shahaadiga Puntland
Maryan Cabdikariim Axmed ayaa kaalinta koowaad ka gashay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland,waxayna sheegtay in ay ku faraxsantahay da’daalka ay…
Read More » -
amaanka
Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Magaalada Istanbul Oo Munaasabad Soo Dhaweyn Ah U Sameeyay Madaxweynaha Galmudug
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa munaasabad soo dhaweyn ah magaalada Istanbul u sameeyay madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor”…
Read More » -
amaanka
Mashruuc Ku Saabsan Sidii Degaanada Dalka Loo Gaarsiin Lahaa Korontada Laga Dhaliyo Ilayska Cadceeda Oo La Daah-furay
Magaalada Muqdisho waxaa lagu daahfuray Barnaamijka ay iska kaashanayeen Wasaarada Tamarta iyo Biyaha, World Bank iyo IBS Bank,kaasi oo hadlayay…
Read More » -
amaanka
Somaliland oo Univeral Ku Ganaaxday 15 Kun oo Dollar
Somaliland ayaa maanta ku ganaaxday muuqaal baahiyeyaasha Universal iyo Star, iyada oo la sheegay in lala galayo heshiis cusub. Qoraal…
Read More » -
amaanka
Madaxweyne Deni oo Magacaabay Taliyeyaal Cusub
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntlad Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magacaabay Taliyaha ciidanka madaxtooyarda iyo taliyaha qeybta booliska gobolka Nugaal. Qoraal…
Read More » -
Banaadir
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Xariga Ka Jaray Xafiiska Hubinta Tayada Qalabka Dhismaha
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta xariga ka jaray xafiiska hubinta qalabka dhismaha oo qalabeyn…
Read More » -
amaanka
Waa Sidee Aragtida Shacabka Muqdisho Ee Ah In Waxbarashada Lagu Wareejiyo Maamulka Gobolka Banaadir
Qaar ka mid ah shacabka Magaalada Muqdisho oo ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan in Dowladda Fedraalka Soomaaliya ay…
Read More »