Maryan Cabdikariim Axmed Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashay Imtixaanka Shahaadiga Puntland Sheeko:Baarlamaanka Maryan Cabdikariim Axmed ayaa kaalinta koowaad ka gashay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland,waxayna sheegtay in ay ku faraxsantahay da’daalka ay samaysay. Maryan Cabdikariim oo dhigata iskuulka Alwaaxa ee magaalada Garowe… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Magaalada Istanbul Oo Munaasabad Soo Dhaweyn Ah U Sameeyay Madaxweynaha Galmudug Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa munaasabad soo dhaweyn ah magaalada Istanbul u sameeyay madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” iyo wafdi oo hogaaminayo. Qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mashruuc Ku Saabsan Sidii Degaanada Dalka Loo Gaarsiin Lahaa Korontada Laga Dhaliyo Ilayska Cadceeda Oo La Daah-furay Magaalada Muqdisho waxaa lagu daahfuray Barnaamijka ay iska kaashanayeen Wasaarada Tamarta iyo Biyaha, World Bank iyo IBS Bank,kaasi oo hadlayay sidii cadceeda tamarta koronto looga dhalin lahaa. Barnaamijkaan ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Univeral Ku Ganaaxday 15 Kun oo Dollar Somaliland ayaa maanta ku ganaaxday muuqaal baahiyeyaasha Universal iyo Star, iyada oo la sheegay in lala galayo heshiis cusub. Qoraal kasoo baxay agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta ayaa lagu ganaaxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Magacaabay Taliyeyaal Cusub Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntlad Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magacaabay Taliyaha ciidanka madaxtooyarda iyo taliyaha qeybta booliska gobolka Nugaal. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada ayaa waxaa G/sare Cabdiqaadir Jamac Dirir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Xariga Ka Jaray Xafiiska Hubinta Tayada Qalabka Dhismaha Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta xariga ka jaray xafiiska hubinta qalabka dhismaha oo qalabeyn casri ah lagu sameeyay, si uu qeyb uga qaato tayeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Sidee Aragtida Shacabka Muqdisho Ee Ah In Waxbarashada Lagu Wareejiyo Maamulka Gobolka Banaadir Qaar ka mid ah shacabka Magaalada Muqdisho oo ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan in Dowladda Fedraalka Soomaaliya ay ku wareejiso Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir. Halkan Ka Daawo Aragtida…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Saciid Haybe “Hadafkeena Xulka Qaranka Waa In Gaarnaa Kaalamaha Hore Ee Caalamka ” Falanqeeyaasha Ciyaaraha Soomaaliya ayaa bogaadiyay wax qabadka iyo natiijooyinka wanaagsan uu keenay maamulaha Xulka Qaranka Soomaaliya Saciid Cabdi Haybe oo u dabaal dagay sanad guuradii ka soo wareegtay markii jagadaas…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cosoble iyo Maamulka Cusub ee Hirshabelle oo Ku Kala Aragti Duwan Amni Darrida Ka Jirta Waddada Muqdisho-Jowhar Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in amni xumida ka jirta waddada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar oo ay tahay mid siyaasadeysan, isaga oo intaas…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sharciga Galmada Ee Horyaallada Golaha Shacabka, Beesha Caalamkana Ka Qeylisay Waxaa haatan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah horyaalla sharciga dambiyada galmada la xidhiidha. Ujeedka sharciga ayaa ah in dhibaneyaasha ay helaan xaq soor u qalma dhibka loo geystay iyo…