Guddoomiyaha Taqal “Xafiiska Aan U Furnay Ciyaartooydii Hore Waa Qeyb Ka Mid Ah Horomarka Isboortiga Jubaland” Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda cagta Jubaland Axmed Taqal (Timajilac) oo ka hadlay munaasabada Magaalda Kismaayo xafiis loogu furayay ciyaartooydii hore Gobolka Jubada hoose ayaa sheegay in xafiiskan uu qeyb weyn ka qaadanayo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare oo Dalbaday In La Baaro Been-abuur uu Sameeyey Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo, been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud ee dalka. Senatarro ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyey Turkiga Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa garay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Wafdiga madaxweynaha waxaa soo dhaweeyay Masuuliyiinta Safaarada Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin:- Cabsi Laga Qabo Fatahaado,Iyo Dabeylo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Fedraalka Soomaaliya Xamse Saciid Xamse ayaa sheegay in Dowladda ay xoogga saari doonto yareynta qataraha musiibooyinka. Roobab xooggan ayey saadaasha toddobada casho ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waraysi: Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa Wasiirkii arrimaha gudaha ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed Odawaa oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa uga hadlay dhinacyo badan, kuwaas oo xiligaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Dilay Koonfur Afrika Waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay gudaha wadanka Koonfur Afrika lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed, kaas oo ka mid ahaa ganasatada ku nool wadankaasi. Kooxo burcad ah ayaa weeraray goob…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubbaland Oo Xafiis Qalabaysan Ku Wareejiyay Ciyaartoydii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland ayaa xafiis ugu furay magaaalda Kismaayo ciyaartooydii hore Gobolka Jubada hoose waxaana wareejinta xafiiskan ka soo qeyb galay in badan oo ka mid ahaa laacibiintio hore…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Shaaciyey Shirka Dhuusamareeb inuu Waqtigiisa Ku Qabsoomayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor ayaa safar shaqo ugu amba baxay wadanka Turkiga. Madaxweynaha oo safarkiisa ka hor shir jaraaid qabtay ayaa sheegay shirka magalaada Dhuuisamareeb uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug Oo Safarkii Ugu Horeeyay Ugu Ambabaxay Dalka Dibadiisa Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa safar shaqo ugu amba baxay maanta Dalka Turkiga Inta uusan dhoofin garoonka diyaaraddaha Aadan Cade, ayuu shir jaraa’id ku qabtay, kuna faaf-faahiyey arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweyne Farmaajo oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Drs Xaawo Cabdi Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuum Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka…