Waa Kuma Madaxweynaha La Doortay ee Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo Barnaamijkiisa Sheeko:Amniga Waxaa goordhow magaalada Jowhar madaxweynaha Hirshabelle loogu doortay Cali Guudlaawe Xuseen oo loo yaqaano Guudlaawe. Cali, waxaa uu hadda ahaa Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle, waxaa uuna horay usoo noqday Madaxii maaliyadda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guudlaawe oo Guuleystay Waxaa doorasho goordhow ka dhacday Jowhar ku guuleystay Cali Guudlaawe, isaga oo noqday madaxweynaha Hirshabelle. Codadkii ay dhiibteen xildhibaannada Cali Guudlaawe ayaa helay codad gaaraya 86 cod halka musharaxii la…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Axmed Tahliil Cali “Galmudug Waxaan U Qaadidoonaa Koobka Maamul Goboleedyada” Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug oo la hadlay warbaahinta ciyaaraha ayaa sheegay in Axmed Tahliil Cali loo magacaabay tababaraha kooxda Glamudug ee sanadkan ka qeyb galaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Amniga Jowhar oo La Adkeeyey, Kahor Inta aaney Bilaaban Doorashada Hoggaanka Maamulka Hirshabelle Waxaa saaka siweyn loo adkeeyey ammaanka guud ee magaalada Jowhar ee caasim,adda dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaas uu ka socdo dhismaha maamulka Hirshabeelle, waxaana uu marayaa heer gaban gabao ah. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jowhar: Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa oo Maanta La Dooranayo XIldhibaanada baarlamaanka Hirshabelle ayaa maanta lagu wadaa in ay doortaan Madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen cusub. Murashaxiinta oo shalay khudbado jeediyey ayaa kala ah Cali Guudlaawe Xuseen iyo C/raxmaan Jimcaale Cismaan…