U bood dhigaalka

Jowhar: Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa oo Maanta La Dooranayo

XIldhibaanada baarlamaanka Hirshabelle ayaa  maanta  lagu wadaa in ay doortaan Madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen cusub.

Murashaxiinta oo shalay khudbado jeediyey ayaa kala ah Cali Guudlaawe Xuseen iyo C/raxmaan Jimcaale Cismaan oo madxweynnimo doonaya iyo Madaxweyne ku xigeenka ay u tartamayaan Maxamed Maxamuud Cabdule iyo Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.

Guudlaawe ayaa la sheegayaa inuu ugu cadcad yahay liiska madaxweynaha u tartamaya, horay waxaa uu u ahaa madaxweynee ku xigeen.

Goobjoog News