Xuska Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo Muqdisho Lagu Qabtay Sheeko:Waxbarashada Waxaa maanta magaalada Muqdisho laga xusay maalinta macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21 Nuvember, waxaana jirtay munaasab lagu weynaynaayey xuskaas oo maanta ka dhacday magaalada caasimadda ah, sanadkii 1974-tii bishii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi oo Soo Saaray Guddigga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi Guddoomiyaha golaha aqalka ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaanbay guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobolada Waqooyi, xubnahaan ayaa ka kooban ilaa 8 xubnood oo qaban doona doorashada (X )…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xildhibaan Cali Afgooye ” Is Badal Muuqda Ayuu Wasiir Xamse Saciid Ku Sameeyay Wasaaradda Ciyaaraha” Xildhibaan Cali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye) oo ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa bogaadiyay da’daalada iyo badalka muuqda uu Wasiir Xamse Saciid Xamse ku samayeeyay Wasaarada Ciyaaraha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirkii Wadatashiga Murashaxiinta Madaxweyneyaasha oo furmay, Akhriso Magacyada Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka wadatashiga musharaxiinta madaxweynaja dalka, kaas oo socon doono muddo sedex maalin ah, waxaana lagu wadaa in looga hadlo arrimaha dalka iyo doorashoooyinka. Murashaxiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ardey Soomaaliyeed oo Ku Go’doonsan Gobolka Tigray Dagaaladda socday gobolka Tigreyga ee dalka Itoobiya ayaa saameeyey ardey badan oo Puntland iyo Soomaali ah oo dalkaasi wax ka barata. Ardaydaas ayaa waxaa ay isugu jiraan Itoobiyaan Soomaali iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Ururka Midowga Africa oo Magacaabay Ergo Xalisa Colaadda Itoobiya Ururka Midowga Africa ayaa isku dayaya in xal waara laga gaaro xiisadda ka taagan Waqooyiga wadanka Itoobiya gobolka ku yaalla, halkaas oo ay isku hayaan dowladda federaalka ah iyo ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Amniga Galmudug oo Xaliyey Xiisad Ka Taagneyd Xadka Mudug iyo Galgaduud Ciidamada Galmudug oo kaashanayo ciidamada Booliska iyo xoogga ee federaalka ayaa ku guuleystay xalinta xiisad maalmihii dambe ka taagneyd deegaanka Baxdo Gaabo iyo Wanakiir oo xadka labada Gobol ee Mudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Musharaxiinta oo Maanta Muqdisho Ka Furmaya Waxaa maanta lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka wadatashiga qaar kamid ah Musharaxiita madaxweyne ee dalka, kuwaas oo maalmihii tagay ilaa shalay soo gaaray magaalada caasimadda ah.…