Maxay Kawada Hadleen Wasiir Xamse Saciid Iyo Wasiirada Ciyaaraha Maamul Goboleedyada? Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse ayaa kulan muuqaal foogaan arag ah la qaatay Wasiiradda Ciyaaraha iyo Dhallinyarada Maamul Goboleedyada Dalka,wuxuuna kulankan qeyb ka yahay horomarinta uu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Shil Gaari oo Ka Dhacay Gobolka Nugaal Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa shil geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay gobolka Nugaal ee maamul goboleedka Puntland. Shilka ayaa waxaa uu si gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2021-ka Shirka Todobaad laha ah ee Golaha Wasiirada Puntland oo caawa qabsoomay uuna shir Guddoominayay Madaxwayne Ku xigeenka Puntland ahna Ku-simaha Madaxwaynaha mudane Axmed Cismaan Cilmi Karaash. Kulanka ayaa lagu meel…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabaka oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Beeraha Soomaaliya Xidhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey sharciga Beeraha Soomaaliya, kaas oo horay u soo gudbisay wasaaradda beeraha. Xildhibaannada ayaa maanta kulankoodii akhrinta akhrintii 3-aad, waxaa ay …
8 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heritage oo Ku Talisay In La Kala Diro Guddiga Doorashada, Lana Dhiso Guddiyo Ka Madaxbannaan DF iyo DG Hey’adda maxaliga ah ee ka faaloota siyaasadda ee Heritage ayaa faallo ay soo saartay waxaa ay uga digtay ku adkeysiga guddiyada magacaaban ee doorashooyinka labada heer ee federaalka ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amnesty International: Xasuuq Ayaa Ka Dhacay Gobolka Tigray-ga Hey’adda Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay in xasuuq ka socdo gobolka Tigray. Boqolaal ayey hey’addani sheegtay in la tooreeyey ama xataa la jarjaray magaalada …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddi Loo Magacaabay Saameyntii COVID-19 Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddiga baarista saameynta xanuunka Corona uu ku yeeshay dalka oo dhinacyo ka duwan ah. Guddigaan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Ka Socda Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaaka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa waxaa uu yahay in golaha ay akhrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ka warbixiyey halka ay marayaan howllaha doorashooyinka, isagoo tilaamay in Xukuumaddu ay ku taagan tahay fulinta qodobada heshiiskii ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse “Garoomada Ciyaaraha Dalka Wax Ka Qabasho Ayay U Baahanyihiin” Wasiir Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamsa iyo mas’uuliyeen ka tirsan Xiriirada kala duwan ee dalka ayaa booqasho kala duwan ku tagay garoomada ciyaaraha dalka,waxayna arintan qeyb ka…