Wasaaradda Ciyaaraha Puntland Oo Hormarinaysa Garsoorayaasha Kubabdda Cagta Sheeko:Cayaaraha Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Mudane Jaamac Faarax Muuse oo uu weheliyo agaasimaha guud Axmed Cabdalla Tigaana ayaa kulan la qaatay Macalimiinta tababaraayaasha iyo Garsoorayaasha kubbadda cagta… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Bahdii Isboortiga Hore Oo Kulan Is Xogwaraysi La Yeeshay Wasiir Xamse Saciid Xamse. Kulan u jeedadiisa aheyd soo dhaweyn iyo is xogwaraysi ayaa Muqdisho waxaa ku yeeshay ciyaartooydii hore Soomaaliya iyo madaxdii hore Xiriirada dalka,wuxuuna kulankaa ahaa kii ugu horeeyay ee dhexmara Wasiir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guul Weyn oo Laga Gaaray Tijaabada Tallaalka COVID-19 Shirkadda dawooyinka Pfizer ayaa sheegtay in tallaal loogu hortago cudurka COVID-19 oo ay ka shaqeyneysay uu wax ku ool yahay 90%, sida lagu ogaaday natiijada tijaabo horudhac ah. Khubarada caafimaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Wajiga Koowaad Ee Dekadda Hobyo oo Biloday Magaalo xeebeedka hobyo ayaa waxaa ka socda dadaalo ladoonayo in lagu dhiso dakada magaalada hobyo oo ay wadaan madaxda maamulka galmudug iyo qaybaha bulshada magaalada iyo Ganacsatada kasoo jeeda Galmudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Weerar Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Kismaayo iyo Howlgallo Ka Socda Magaalada Ciidamada ammaanka magaalada Kismaayo ayaa saaka howlgallo ballaaran waxaa ay ka wadaan magalaada, waxaana howlgalka ka qeyb qaadanaayo ciidamada booliiska iyo kuwa nabad sugidda maamulka Jubbalan. Howlgalkaan ayaa waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ammaanka Magaalada Jowhar oo Siweyn Loo Adkeeyey Waxaa saaka siweyn loo adkeeyey ammaanka guud ee magaalada Jowhar ee caasim,adda dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaas uu ka socdo dhismaha maamulka Hirshabeelle, waxaana uu marayaa heer gaban gabao ah. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Liiska Tartamayaasha Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Ee Hirshabeelle Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Hishabeelle ayaa maanta shahaadooyinka aqoonsiga guddoonsiiyey murashaxiita u taagan hoggaanka sare ee maamulkaasi madaxwweynaha iyo ku-xigeenka. Murashaxiita maanta guddoomay shahaadooyinka ayaa ah shan musharrax,…
5 daqiiqo Sheeko:War 4 Sababood Oo Cali Guudlaawe U Noqon karo Qoorqoorka &Turxaan-bixiyaha Hirshabelle Arbacada, 11 Nofeember, 2020 waa Maalinta ay golaha wakiilada Hirshabelle dooranayaan Madaxweynaha Hirshabellada ee xiga. Waa maamulka ugu da’da yar Dowlad Gobaleedyada uguna hooseeya heerka dhismaha marka la fiiriyo Dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qalalaasaha Itoobiya: Berhanu Jula oo Laga Dhigay Taliyaha Ciidanka, Abiy oo Ceyriyey Madax Sare Xilli ay dagaallo ka socdaan Itoobiya maalintii 6-aad ayaa ra’isul wasaaraha Itobiya Abiy Axmed waxaa uu axaddii shaqada ka ceyriyey taliyihii ciidamada qalabka siday, wasiirkii arrimaha dibadda iyo madaxii sirdoonka,…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Nuune Haashim “Ku Soo Biiritaanka Elman Waa Shaqo Adag,Waase Ku Faraxsanahay In Aan Ka Mid Noqdo” Ciyaaryahankii hore Kooxda Horseed Nuune Haashim ayaa ku biiray naadiga kubadda cagta Elman,isagoo sheegay in aad u jeclaa kooxda jaalayaasha ee Elman. “Waa ku faraxsanahay in aan xerta maaliyada Elman,waa…