Twitter-ka oo Shaqo Ka Qabtay Trump, Waxaa uu Caalaamayey, Lana Socdaa Qoraallada Madaxweynaha Sheeko:Amniga Shirkadda Twitter-ka ayaa calaamadeysan qaar ka mid ah qoraallada uu bartaas ku baahiyo madaxweynaha Mareykanka Trump. Afhayeen u hadlay shirkadda Twitter-ka ayaa sheegay in qoraallada la calaamadeeyey ay ku jiraan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mas’uul Lagu Dhaawacay Baardheere iyo Howlgal Dad Lagu Soo Qabtay Ciidamada ammaanka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay degmada ka sameeyeen howlgallo, kadib dhaawac halkaasi mas’uul loogu geystay. Howlgalkaan ayaa yimid kadib markii habeenimadii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xoogga Dalka oo Sheegay in ay Sarkaal Shabab ah Lagu Dilay Jubbada Dhexe Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in howlgal laga fuliyey Jubada dhexe lagu dilay sarkaal ay sheegeen inuu ka tirsanaa Al-shabab iyo ilaalo la socotay, howlgaan ayaa ka dhacay sida la…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Hooyo Umul Ah iyo Caruurteeda oo Lagu Dilay Shabeellada Dhexe Warar kala duwan ayaa ka soo baxayo koox hubeysan oo habeenimadii xalay dad shacab ah ku dilay deegaanka Warsheekh ee gobolka Shabeellada Dhexe, wararka ayaa intaa ku daray in khasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Maxay Kawada Hadleen Wasiirka Ganacsiga iyo Ganacsatada Gobolka Banaadir? Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar ayaa maanta kulan waxaa uu la qaatay ganacsatada kala duwan ka hawl-gasha dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho. Kulanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Dilay Koonfur Afrika Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa waxay muwadin Soomaaliyeed ku dileen dalkaasi, kaasi oo ganacsi ahaan u tagay halkaasi , dilka ayaana dhacay habeenimadii xalay. Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Dhalinyarada Hirshabeele Oo Hambalyo Iyo Codsi U Soo Diray Wasiir Xamse Saciid Qaar ka mid ah dhalinyarada Hirshabeele oo la hadlay Goobjoog Sports ayaa soo dhaweeyay una hambalyeeyay Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Mudane Xamse Saciid Xamse,iyagoo sheegay in lala helay booska…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madasha: Guddiyada Doorashada Dadban Ee 2020 Waxaa Ku Jira NISA iyo Shaqaale Rayid Ah Madasha Xisbiyada Qaran oo warsaxaafadeed soo saartay magacaabista guddiyada doorashada ayaa dhaliilshay, iyada oo sheegtay iney ka mid noqdeen xubno ka tirsan NISA iyo shaqaalaha rayidka ah. Dhankooda, magacaabista xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Beeleed: Weerar Khasaare Dhaliyey ayaa Ka Dhacay Gobolka Galgaduud Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa weerar khasaare kala duwan dhaliyey oo habeenkii xalay ka dhacay duleedka deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud, kaas oo maalmihii tagay ay ku dagaalameen maleeeshiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Joe Biden oo Noqday Madaxweynihii 46-aad Ee Mareykanka CNN ayaa goordhow shaacisay in Joe Biden uu noqonayo madaxweynihii 46-aad ee Mareykanka kadib markii uu ka guuleystay Trump. Ninkan guuleystay ee Demoqoraadiga ah ayaa dhammaadkan bishan noqon doona 78,…