Xukun Lagu Riday Milkiilihii Shirkadda Astaan Tv Sheeko:Amniga Waxaa maanta Arbaco ah markale maxkamadda magaalada Hargeysa ee Somaliland la horkeenay milkii shirkadda warbaahinta Astan Tv Cabdi Manaan Yuusuf, kaas oo ciidamada Somaliland ay xireen 18-kii July 2020, xiligaas… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mareykanka: Gabadhii Soomaalida Waa Soo Laabatay, “Squad”-ka oo Dhan Ayaa Lasoo Noqday Ilhaan Cumar oo gabar asal ahaan Soomaali ah balse u tartameysay mar kale kursiga Congress-ka ee degmada 5-aad ee Minnesota ee dalkaasi Mareykanka ayaa dib loo doortay. Ilhaan oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Booliska Boosaso oo Soo Qabtay Rag Ku Eedeysan Kufsi iyo Dil oo Loo Geystay Gabar Yar Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku soo dhigay labo nin oo lagu eedeeyey in ay ka dambeeyeen fal kufsi iyo dil isugu jira oo loo geystay gabar yar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xidhibaannada Hishabeelle oo Galabta Dooranaya Guddoonkooda Xildhibaannada Baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu wadaa in maanta gelinka dambe ay doortaan guddoonka Baarlamaanka, sida uu shaaciyey guddiga doorashada. Xildhibaannada ayaa shalay gelinkii dambe waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug oo Shirkado Caalami Ah Heshiis Kula Gashay Dhismaha Dekadda Hobyo Wasiirka dekedaha iyo Kalluumyesiga Galmudug Cabdinaasir Nuur Shuuriye ayaa talaadadii sheegay in wasaaradiisa ay heshiis caalami ah la gashay shirkadda Oriental Company oo ay ku mideysan yihiin seddex shirkadood oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Amniga Galmudug oo Taageero Weydiisatay Saafaaradda Mareykanka Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo uu wehlinayay wasiirka qorsheynta maamulkaas oo maalmahaan ku suggnaa Muqdisho ayaa maanta xarunta Safaaradda Maraykanka waxaa ay kula kulmeen mas’uuliyiin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Murashaxii Mucaaradka Dalka Uganda oo Xabsiga La Dhigay Hogaamiyaha Xisbiga National Unity Party ayaa xabsiga loo taxaabay maanta kadib markii uu si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u sharaxan yahay xilka Madaxweynaha doorashada Yugandha ee la qorsheenayo inay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada ah Ee Golaha Shacabka oo Kulmay Guddiga Joogtada ah ee golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulan kamid ah Kalfadhiga 8-aad Kulankiisa 1-aad ee Golaha Shacabka, waxaana shir guddomiyey guddomiyaha golaha shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Gabar Yar oo Afar Jir ah oo Laga Soo Badbaadiyey Burburka Dhulgariirkii Turkiga 91 Saacadood Kadib. Gabar yar oo afar jir ah ayaa laga soo saaray daar ku burburtay dhul gariir jimcihii aynu soo dhaafnay ka dhacay dalka Turkiga . Gabadha ayaa laga helay dhismaha hoostiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Garooje ” Bahda Isboortiga Waan In Ay Si Hufan Ula Shaqeeyaan Wasiir Xamse Saciid Xamsa” Guddoomiyihii hire kooxda Elman Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) ayaa ugu baaqay xiriirada ka dhisan Soomaaliya in ay si dhaw ula shaqeeyaan Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciis Xamsa,isagoo…