Goorma Ayaa La Dhageysan Doonaa Khudbadaha Murashaxiinta Guddoonka Baarlamaanka 2aad? Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee maamulka Hirshabeelle ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta ay dhageystaan khudbadaha Mushariinta u taagan xilka guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa. Musharaxiinta ayaa la filayaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dad Gaarayo 100 Ruux oo Lagu Laayey Itoobiya Weerar khsaare badan dhaliyey oo ka dhacay dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu la’yahay dad tiradooda lagu sheegay in ka badan 100 ruux, waxaana si gaar ah uga dhacay waqooyiga gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waare oo Ka Tagay Xil Waqtigiisu Dhacay Madaxweynaha saacadaha u harsan yihiin ee Hirshabelle ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilka madaxweynnimo ee maamulka Hirshabelle. Waare ayaa sabab uga dhigay kadib markii la diiday taladiisa aheyd in doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha oo Soojeedisay in Guddoomiye Xaashi Looga Dambeeyo Magacaabista Guddiga Doorashada Xildhibaannada Somalinad Madasha Xisbiyada Qaran ayaa goordhow soo saartay War Saxadeed lagu dalbanayo in la ilaaliyo xuquuqda Xildhibaannada ka soo jeeda Gobollada Waqooyi u leeyihiin in si’ xor ah oo loogu doorto…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Murashaxiinta Guddoonka Hirshabeelle oo La Guddoonsiiyey Shahaadada Guddiga doorashada guddoonka Baarlamaanka 2aad ee maamulka goboleedka Hirrshabeelle ayaa goordhow shahaadooyinka aqoonsiga murashaxa guddoonsiiyey musharaxiinta ku tartamayo qabashada xilka guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku-xigeen ee maamulkaasi. Qabashada xilka guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Tababare Muraad Cabdiqaadir “Waan Ku Faraxsanahay Qabashada Kooxda Elman” Kooxda Kubbadda Cagta Elman ayaa shaacisay in ay soo qaadatay macallin Muraad Cabdiqaadir Maxamed oo ka mid ah dhalinyarada wax ku soo bartay qurbaha heer sarane ka gaaray xirfada tababarnimo,isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Mid Kamid ah Sharciyadii La Horgeeyey Xildhibaannada goloha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey mid ka mid ah sharciyo maanta la horgeeyey. Ajandaha kulanka ayaa ahaa akhrinta saddexaad hindise-sharciyeedka dhismaha Hay’adda dii-wangelinta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobabkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Saameyn Dhaliyey Roobab xalay ka curtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa saameyn xooggan ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo barakacayaasha ku nool magaalada Muqdisho oo aan heysan hoy ay ka galaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo La Diiwaan Gelinayo Waxaa maanta magaalada Jowhar ka socota qabashada araajida musharxiinta utaagan qabashada xilka guddoonka baarlaamaanka 2-aad ee Hirshabeelle iyo labadiisa ku-xigeen, waxaana lasoo gaban gabeen doona isla maanta sida ku cad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, waxaana kulanka looga hadlayaa sharciyo dhowr ah. Ajandaha kulanka xildhibaannada…