Wasiir Xamse Saciid Oo Magacaabay Guddiga Maamulaya Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020 Sheeko:Wararka Cayaaraha Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse ayaa laga shaaciyay guddiyo kala duwan oo maamulaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Goordhow Ka Dhacay Muqdisho Waxaa goor dhow gudaha magaalada Muqdisho ka dhacay qarax xoogan, waxaana uu si gaar ah uga dhacay maqaayad ku taallo agagaarka School Plusio ee degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Oo Bogaadiyay Magacaabista Wasiir Xamsa Hogganka Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Iyo qaar ka mid ah bahda isboortiga ayaa rajo weyn ka muujiyay magaabista Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya,iyagoo sheegay in ay tahay taariikh weyn oo…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Ayaxa iyo Waxyeeladiisa oo Ku Baahday Soomaaliya oo Dhan, Dalagyana Baa’biyey Ayaxa ayaa sanadkii ugu dambeeyey waxaa uu saameyn xoog leh ku yeeshay Soomaaliya, iyada oo uu baa’biyey dalagyo badan taasi oo keentay in dowladda federaalka ah ay qeylo dhaan u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Jabuuti oo War Kasoo Saartay Colaadda Itoobiya Dowlada Jabuuti ayaa war qoraal ah waxaa ay ka soo saartay colaadda ka taagan dalka Itoobiya, waxaana ay noqotay wadankii ugu horeeyay ee IGAD oo ka hadashay dalaaglka dalkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoggaamiyeyaasha Afrika oo Wada Dadaallo Lagu Joojinaayo Xiisadda Itoobiya Madaxda qaaradda Afrika ayaa waxaa ay isku dayayaan sidii xal loogu heli lahaa xiisadda colaadeed ee ka taagan gobolka Tigree dalka Itoobiya iyo sidii dowladda loogu qancin lahaa in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Kumaandooska Ee Danab oo Sheegay iney Gacanta Ku Dhigeen Saraakiil Al-shabab ah Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sheegay howlgallo ay ka sameeyeen gobollada Hiiraan iyo labada Shabeelle ay ku qabteen saraakiil ka tirsan Al-shabab, sida ay u dhigeen hadalka. Taliyaha Ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isbedel Lagu Sameeyey Maamulka Shabeellada Hoose Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, isago oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha shacabka oo Ansixiyey Gudiyada La Dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Adeegga Garsoorka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta u ansixiyey si aqlabiyad ah xubnaha Guddiyada La Dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Adeegga Garsoorka. Sida wararku sheegayaan, codeynta kadib wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isbedel Lagu Sameeyey Maamulka Degmada Yaaqshiid Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa isbedel lagu sameeyay maamulka degmada Yaaqshiid. Guddoomiye Cumar Filish ayaa umagacaabay guddoomiyaha cusub…