Gabar uu Dhalay Ra’iisalwasaarihii Hore Ee Itoobiya oo La Xiray Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Booliiska federaalka dowladda Itoobiya ayaa xabsiga dhigay gabar uu dhalay Ra’iisalawasaarihii hore wadankaasi Melas Zenawi,xili ciidanka ay u dhaceen guri ay joogtay. Semhal Meles ayaa ciidamadu kasoo qabteen magaalada… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga IGAD oo Guddi Xaqiiqo Raadin Ah U Saareysa Xiisadda Xadka ee Soomaaliya iyo Kenya Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ka hadlayey shirka IGAD ee kusoo gabagaboobey Djibouti ayaa sheegay in IGAD ay guddi u saareyso xiisadda xadka ee Soomaaliya iyo Kenya…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Pakistan oo Bereeysa Malaayiin Dhir ah, Si Looga Fogaado Saameynta Cimilada. Dowlada Pakistan ayaa bilaabeysa olale lagu talaalaayo in ka badan sedex bilyan oo geed, kuwaas oo looga den leeyahay in lagu wajaho saameeynta isbedelka Cimilada wadanka, Mashruucaan ayaa soconaya taniyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirkadaha diyaaradaha Imaaraatka Carabta oo hakiyay Duulimaadyadii ay ku tagi jireen Dalka Sacuudi Carabiya Shirkadaha diyaaradaha ee Imaaraatka carabta ayaa joojiyay dhamaan duulimaadyadii ay ku tagi lahayeen Sacuudi Carabiya ilaa iyo 27-ka bishaan Diseembar sababo caafimaad oo laxiriiro COVID-19 kaas oo dib ugu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaankii 2-aad oo BF oo 60 Cisho Gudaheed Hargeisa Cafis Weydiistay, Iskana Casilay Shaqada Muqdisho Waxaa maanta magaalada Hargeysa dib ugu noqday Mustafe Qodax, ninkan oo ahaa Senator ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa 4 sano uun kasoo maqnaa magalaadaasi, hadda uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Kenya oo Soo Celinaya Xiriirka Diblomaasi-TV-ga Qatar Soomaaliya iyo Kenya ayaa isku afgartay iney soo celiyaan xiriirka diblomaasiyadeed kadib hal bil oo dhanka Muqdisho uu ka jarnaa. Sidaasi waxaa baahiyey shabakadda ay Qatar leedahay ee Al- Jazeera.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Maamul Goboleedyada:-Jubaland Oo Ciyaar Adag La Leh Koonfur Galbeed Kooxda difaacnaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee Jubaland ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Koonfur Galbeed oo ay kuwada jiraan Group B,waxaana labada koox ka dhaxaysa xifaaltan adag. Sanadii 2017…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo Amarro Duldhigay Ganacsada Boosaaso Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Axmed Cismaan Karaash oo kulan la qaatay ganacsada magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa amarro duldhigay, taas oo la xiriirta qaadista shilinka Soomaaliga. Madaxweyne ku-xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta Dalal dhowr ah oo ku Yaalla Yurub ayaa mamnuucay safarrada lagu talgayo wadan UK, kabib markii la sheegay in dalkaas uu ka dilaacay nuuc cusub oo Koroona ah Feyrus ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dejiya Xaaladda, Midowga Afrika iyo IGAD oo Ku Iney Xiriirka soo Celiyaan Ugu Baaqay Soomaaliya iyo Kenya Midowga Afrika iyo urur goboleedka IGAD ayaa waxaa uu soo jeediyey iney wada hadlaan Soomaaliya iyo Kenya si loo dhameeyo khilaafka jira, loona dejiyo xaaladda. Madaxda Midowga Afrika iyo IGAD…