Golaha Shacabka oo Gudagalay Meelmarinta Miisaaniyadda 2021-ka Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta waxaa ay ku leeyihiin xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa waxaa uu yahay Akhrinta koowaad ee Miisaaniyadda dowladda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalkii Doorashada Dadban oo Gebi Ahaan Burburay, 6 Qodob oo Qornaa 5 Ka Mid ah Waxba Lagama Qaban Waxaa gebi ahaanba burburay jadwalkii doorashada dadbanaa ee ay ku heshiiyeen madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ee Soomaaliya October 2, 2020 Hab-raac la sameeyey waxaa ku xusnaa dhammaan…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xafiiska Hanti-dhowrka Guud Qaranka: Maamul-ka $113,422,508 Looma Marin Waddo Sharci Ah 2019 Sida ku qoran warbixinta xafiiska hanti dhowrka qaranka waxaa jira 17 hey’ad oo dowladda federaalka ah ka tirsan oo ay ku jiraan xafiiska madaxweynaha, xoogga dalka, NISA, maxkamadaha, xeer ilaaliyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Galmudug Oo Lagu Wareejiyay Qalab Isboorti Guddoomiyaha Ururka Galmudug ee Wadanka Finland Cabdullahi Cadeed Rooble ayaa qalab isboortis oo dhameystiran ku wareejiyay kooxda kubbadda Cagta Galmudug ee ka qeyb galaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanno Ka Tirsan Puntland oo Ka Hadlay Xasaanad Laga Qaaday Xidhibaanno ka tirsan maamulka Puntland oo maalinimadii shalay maxkamadda sare ee Puntland ay mudodaysay dhegaysiga kiis ku aaday xil ka qaadis lagu sameeyey ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xasan Cabdinuur “Waxaad Matalaysaan Koonfur Galbeed,Waxaana Idinka Sugayaan Koobka Maamul Goboleedyada” Wasiiro ka tirsan ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa booqasho dhiirigelin ugu tagay kooxda Kubabdda Cagta Koonfur Galbeed ee ka qeyb galaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo dhawaan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni: Cid Kasta oo Shilinka Soomaaliga Diida Waa Dambi Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan la qaatay ganacsatada deegaannada Puntland, isaga oo ka hadlay arrimaha sarifka lacaga iyo lacagaha shilinka Soomaaliga ah oo muran badan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxkamadda Sare Ee Puntland oo Muddeysay Dheysiga Kiiska Xildhibaannadii Xilka Laga Qaaday Maxkamadda sare dowlad goboleedka Puntland ayaa sheecisay waqtioga loo fariisnayo dhageysiga dacwad la xiriirta xilidhibaanno ka tirsan golaha wakiillada maamulkaas oo dhowaan xilka laga qaaday. Maxakamadda ayaa sheegtay in 10…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Afrika oo Shaaciyey Waqtiga AMISOM Laga Saarayo Soomaaliya Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira, oo shalay khudbad ka jeediyey madashada wadatashiga dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo Beesha caalamka ayaa shaaciyey waqtiga sida rasmiga ah AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Saciid Qorsheel “FIFA Iyo CAF Waa In Ay Ogalaadaan In Soomaaliya Ay Ku Ciyaarto Magaalada Muqdisho” Ciyaaryahankii Hore Xulka Qaranka Soomaaliya Iyo Kooxda Jeenyo,sidoo kalane soo noqday Wasiirka Duulista Hawada ayaa Goobjoog u sheegay in ay qasab tahay in Xiriirada FIFA iyo CAF ay Xulka Qaranka…