Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Ay Baarlamaanka Puntland Ka Qaadeen Xasaanadda Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaanno siddeed ah ayey maanta xasaanadda ka qaadeen golaha wakiilada Puntland kadib markii lagu eedeeyey iney jabiyeen xeerhoosaadka golaha. Akhriso: Magacyada: 1.Xil.Cabdijamal Cismaan 2.Xil. Cabdiqani surato 3.Xil. Muuse Jajabsay 4.Xil.Gen.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland: 8 Xildhibaan oo Xasaanadda Lagala Noqday Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in goordhow ilaa 8 xildhibaan oo ka tirsan maamulka Puntland lagala noqday xasaanadda. Arrintan ayaa timid kadib markii lagu eedeeyey iney ku tunteen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garoowe: Khasaare Ka Dhashay Shilka Diyaaradda Air Djibouti Diyaaradda Air Djibouti ayaa goordhow waxaa ay shil ku gashay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland. Warar ay Goobjoog News ka heshay halkaasi ayaa sheegaya in shilkaas aanu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ciidamada Booliska Puntland Oo Lagu Wareejiyey Xarunta Golaha Wakiillada Ciidama Booliska dowlad goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah waxaa ay ula wareegeen xarunta golaha wakiillada maamulkaas, oo maalmahaan ay ka taagneyd cabasho ay xildhibaannadu ka muujiyeen ilaadada xunta golaha.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe: Haddii Riddadii Ay Siyaasad Noqotay Waa Nasiib Darro Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo Khudbad uu u jeediyay ururada Bulshada rayidka ah ee Jubaland iyo hay’adaha maamulkas uga hadlay xaaladaha guud ee dalka, sida doorashooyinka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Imisa Jeer Ayey Soomaaliya iyo Kenya Kala Qaateen Safaaradaha? Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya waxaa ku jiray hummaag 10-kii sano ee ugu dambeysay, tan iyo markii ay labada dhinac kala saxiixdeen heshiiskii badda April 7, 2009. Heshiiskaas kadib, Soomaaliya waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalkii Doorashada Qaran oo Burburay, Ku Dhowwaad 2 Bil Ayuu Dib u Dhacay Waxaa gebi ahaanba burburay jadwalkii doorashada ee ay ku heshiiyeen September golaha wadatashiga ee dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada. Jadwalkan ayey maanta aheyd inuu bilaabato doorashada xildhibaannada Aqalka sare,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ra’iisul Wasaare Rooble Iyo Wasiir Xamse Oo Hambalyo U Diray Degmada Shingaani Oo Ku Guulaystay Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalliyarada Soomaaliya mudane Xamase Saciid ayaa ka qeyb galay daawashada dhammaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2020…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Soomaaliya Nooma Sheegin Safiir La Ceyriyey Dowladda Kenay oo ka jawaabeysa ceyrintii Soomaaliya ee safiirka Kenya iyo lasoo noqoshada midkeeda ayaa sheegtay in aaney jirin warqad rasmi ah oo Muqdisho ka timid, oo loogu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Ammaanka Cabudwaaq oo Fagaare Ku Burburiyey Qamri Ciidamada ammaanka magaalada Cabuduwaaq ee gobolka Galgaduud oo howlgallo saacadihii tagay ka sameeyey xaafadaha qaar ee magaalada ayaa gacanta waxaa ay kusoo dhigeen maandooriyaha Qamriga, lagu soo qariyey. Ciidamada ayaa…