Day: January 16, 2021
-
Ganacsiga
Maamulka Puntland oo Go’aanno Kasoo Saaray Xakameynta Sicirka Shilinka Soomaaliga
Guddigii dhowaan Puntland u magacowday xal u helidda sicirka Shilinka Soomaaliga iyo qaadasho la’aanta ku dhacday oo maalmo ka shirayey …
Read More » -
amaanka
Taliska Xoogga Dalka oo Ka Warbixiyey Howlgal Laga Sameeyey Shabeellada Dhexe
Taliska xoogga dalka qeybta 27-aad ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen deegaan hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe…
Read More » -
amaanka
Ciidamada Booliiska Puntland oo Ka Warbixiyey Howlgallo Laga Sameeyey Boosaaso
Ciidamada Booliiska maamul goboleedka Puntland ee loo yaqaano PSF ayaa sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Boosaaso ee…
Read More » -
amaanka
Madaxweeynaha Koonfur Galbeed oo Gaaray Magaalada Xuddur Ee Gobalka Bakool
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magalaada Xudur ee xarunta…
Read More » -
amaanka
Booliska Somaliland oo Xabsiga Utaxaabay Wariyaayal
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boorame ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska magaalada ay goordhaw xabsiga u taxaabeen Afar Wariye .…
Read More » -
amaanka
Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Ka Dooday Sharciyo Muhiim Ah
Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle oo maanta Kalfadhigii 1aad Kulankiisa 16aad ee Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ku yeeshay maagalada jowhar ee…
Read More » -
amaanka
Akhriso: Sababta Ay Mareykanka u Qarinayaan Waqtiga Ay Ka Baxayaan Soomaaliya
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya iyo sababta ay uga dib dhaceen waqtigii loo…
Read More » -
Bin'aadanimada
Xudur oo Xaalado Nololeed ay Ka Jirto iyo Laftagareen oo Ku Wajahan
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Xudur ee…
Read More » -
amaanka
Gadoodka Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Saameeyey Isku Socodka Gaadiidka
Ciidamo ka tirsan Daraawiish Galmudug oo maalin ka hor ka gadooday xeradii ay kaga xareysnaayeen Galinsoor oo Galgaduud ah ayaa…
Read More »