Kenya: Dhadhaab iyo Kaakuma Waxaa Loo Xerayaa Kama Dambeys, Mana Jiro Wada Hadal Dambe! Sheeko:Amniga Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ayaa goordhow waxaa ay sheegtay in si kama dambeys ah u xiri-doonto xeryada qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakuma. Wasiirka arrimaha gudaha Dr. Fred Okengo Matiang’i ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Xasan Axmed Shire “Magaalada Cadaado Waxaan Ka Rabnaa In Aan Ka Heno Ciyaartooy Tayo Wanaagsan Oo matasha Galmudug” Kooxda Haraale oo ka mid ah kooxaha ka dhisan Magaalada Cadaado ee Maamulka Galmudug ayaa ku guulaystay horyaalka loo qabtay kooxaha ka dhisan Magaalada Cadaado,waxayna xidigaha Haraale ku qaadeen,iyagoo aan…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ma lala Heshiiin Karaa Dambiile ay Booliisku iyo Cadaaladda Ku Raadjoogaan?! Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya inuu dowladda la heshiiyey Cabdirashiid Janan, oo ahaa wasiir ka tirsanaa Jubbaland balse buugaagta dowladda federaalka ka ahaa baxsad ay ku raadjoogaan booliiska iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirkii Amniga Jubbaland Oo Xilka Laga Qaaday Madaxweeynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Madoobe ayaa goordhaw xilkii ka qaaday wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan . Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweeynaha Jubbaland ayaa lagu sheegay in…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga EU, Sweden iyo Norway: Ma Heli Doontaan Taageradeena Saacadihi la soo dhaafay waxaa isa soo tarayay Baaqyada ay dirayaan dowladaha Taageera Soomaaliya ee ku aadan Isfaham la’aanta ka taagan Doorashooyinka . Saaxibada Soomaaliya ayaa 24-ki saac ee la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Farsamada Doorashooyinka Oo War-murtiyeed Ka Soo Saaray Heshiisyo Hor U Dhac Ah Oo La Gaaray Waxaa goordhow soo baxay war-murtiyeedka ay soo saareen guddiyada farsamo ee ku shiray Baydhabo 15-16-kii February ee sanadkan. Arrimaha heshiiska laga gaaray waxaa ka mid ah Arrinta Gedo, guddiyada lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Badbaado Qaran Oo War ka Soo Saaray Xaaladda Cakiran ee dalka Golaha Badbaado Qaran ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Mqudisho waxa ay ka hadleen xaalada adag uu dalka marayo iyo khilaafka arrimaha doorashooyinka,iyagoo shacabka ugu baaqay in laga qeyb qaato…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Amar Kale Duldhigay Dhinacyada Ku Shiraya Afisiyooni Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa goordhaw war ka soo saartay shirarka hor dhaca ah ee magaalada Muqdisho ka socda . Qoraal barta Twitter-ka Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Muqdisho…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Som United Oo Agab Isboorti Ku Wareejisay Itaal FC Caqbado dhinaca kabaha oo haystay akadeemiyada Itaal FC sanadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baahidooda ka jawaabay Maamulka iyo macallimiinta naadiga Som United ee ka dhisan magaalada Stockhom ee dalka Sweden,iyagoo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Niger: Ku Dhawaad 140 Qof Oo Lagu Dilay Xadka Mali Ugu yaraan 137 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar ka dhacay deegaanno dhowr ah oo ku dhow xadka Mali, dowladda Niger ayaa bayaan ay soo saartay goor dambe…