UK, CANADA iyo Mareykanka Oo Xayiraad Ku Soo Rogay Shiinaha Sheeko:Amniga Wasiirada arimaha dibada ee Canada iyo UK iyo Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku muujinayaan walaaca ay ka qabaan xadgudubyada xuquuqda aadanaha… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Yurub oo Cunaqabateyn Saaraya Eritrea iyo Asmara oo Akhlaaq Darro ugu Yeertay Golaha wasiirrada midowga Yurub ayaa isniintii meelmariyey qaraar lagu cunaqabateynayo dalka Eritrea sababo la xiriira xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee ay ka wadaan waqooyiga dalka Itoobiya. Arrintan ayaa imaaneysa kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Biden oo Ergay Cusub u Magacaabaya Dalal ay Ku Jirto Soomaaliya Maamulka cusub ee madaxweynaha Mareykanka Biden ayaa la filayaa inuu sarkaal hore oo ka tirsanaa qaramada midoobey u magacaabo ergeygiisa geeska Afrika. Jagadan cusub ayaa la sheegay in looga gol…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Afisiyooni Oo Maalinti Labaad Furmaya Waxaa saacadaha soo socda Teendhada Afisiyooni ka Furmi doona Maalintii labaad shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka . Shirkan oo shalay si hor dhac ah u bilawday ayaa waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaramada Midoobey oo Dhiirigelisay Shir Doceedka Afisyooni. Qoraal goordhow kasoo baxay qaramada Midoobey xafiiskeeda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in kulankii Afisyooni uu ahaa mid golol dhig u ah shirweyne dhici doona, uuna ahaa mid ay yeesheen qeyb…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Wadahadaladii Beijing Iyo Washington Oo Fashil Ku Soo Dhamaaday Khamiistii laso dhaafay Maamulka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa bilaabay wadahadalladii ugu horreeyay ee heer sare ah oo uu la yeesho saraakiisha taliska Shiinaha. Hase ahaate labada dhinac ayaa Camera-daha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga February Kadib, Farmaajo oo Markii 3-aad Furay Shir Hourdhac ah oo Aaney Joogin Puntland iyo Jubbaland Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta furay shirkii 3-aad ee uu ku sheegay ‘shir horudhac ah’ oo ay ka maqan yihiin madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland. Shirarkan horudhaca…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Talaalka Corona Virus Oo Gaaray Kismaayo Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland soo gaaray diyaarad sidda Talaalka xanuunka Covid-19 . Talaalkan oo laga qaaday magaalada Muqdisho laga qaaday ayaa la filaya in la…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo iyo Wufuud Kale oo Gaartay Teendhada Afisyooni, Khilaaf Ajende! Wararka ka imaanaya teendhada Afisyooni ayaa sheegaya in goordhow ay halkaasi gaareen madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ra’isul wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Rooble iyo madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland : Ajendaha Qayb Ahaan Sidan Oo Kale Ah Wuxuu u Horseedi Karaa Fashil Shirka. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Abdirahman Dhabanacad ayaa sheegay in markale ay suura gal tahay in uu fashilmo shirka Muqdisho ka furmaya . Dhabanacad ayaa qoraal uu…