Madasha Badbaado Qaran Oo Baaq Ka Dhan Ah Farmaajo U Diray Beesha Caalamka Sheeko:Amniga Madasha Badbaado Qaran oo maalma ka hor maaalada Muqdisho looga dhawaaqay ayaa war murtiyeed dheer waxa ay u direen beesha caalamka . Golaha oo ay ku mideysan yihiin Midawga Musharixiinta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Dowladda Federaalka Ku Eedeysay In Ay Gedo Hub Geysay Xilli Ay Ka Jirto Macluul Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa goordhaw war ka soo saartay xaaladda bini’aadanimo ee ka jirta gobalka Gedo , xilli dowladda ay geeysay ciidamo fara badan . Qoraal ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo Oo Markii Shanaad Shir Ku Baaqay Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweeynaha waqtigiisa dhamaaday ayaa markale xalay ku baaqay shir ay isugu yimaadan Madaxda dowadda Federaalka iyo Kuwa dowlad Gobaleedyada dalka. Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dawladda Maraykanka Oo War Ka Soo Saartay Xaalladda Cakiran ee Dooroshooyinka Soomaaliya. Washington ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsantahay jahwareerka doorashooyinka ee ka jira Soomaaliya, taas oo ay ku tilmaantay in ay abuureyso hubanti la’aan siyaasadeed oo khatar ku ah…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Kasoo Baxay Kullamada Ugu Dambeeyey ee Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Musharaxiinta? Waxaa maalmihii tagay ka socday caasimadda Muqdisho wada hadallo iyo kulamo u dhaxeeyey madaxda maamul goboleedyada iyo musharaxiinta. Kulamadan oo bilowday markii uu yimid madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayey…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Ku Dhawaad 60 Qof Oo Shacab ah ayaa Lagu Dilay Niger Kooxa Hubeysan ayaa dalka Niger dil ugu geeystay ku dhawaad 60 qof xilli ay ku socdaalayeen gobal u dhaw xadka uu Mali la wadaho dalkaas .Dadka la dilay ayaa gaaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hague: Dhageysiga Dacwada Badda oo Galeysa Maalinta 2-aad, Shalay Maxaa Dhacay? Waxaa maanta lagu wadaa in maalintii 2-aad la guda galo dhageysiga dacwadda badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Dacwada oo furantay isniintii, lana dhageystay dhanka Soomaaliya waxaa goobta ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qoor Qoor Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday kadib markii uu safar muddo ugu maqnaa dalka Turkiga . Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga 24-kii Saac ee Lasoo Dhaafay, Jarmalka, Faransiiska iyo Talyaaniga oo Hakiyey Talaalka Covid 19 ee Astrazaneca Saacadihii tagay dalalka Yurub ugu weyn sida Jarmalka, Faransiiska iyo Talyaaniga ayaa ku biiray dalalka hakiyey isticmaalka talaalka Oxford Astrazaneca. Isla noocan talaalka ah, waxaa horay u mamnuucay dalal badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Laga Helay Corona Virus Madaxweeyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa laga helay xanuunka Corona Virus kadib markii baaritaan lagu sameyay Saylici. “Waxaan rabaa inaan ogeysiiyo shacabka Somaliland inaan la macaamilayay COVID-19 seddexdii maalmood ee…