Akhriso: Xildhibaano Laga Joojiyay Shaqadooda Sheeko:Amniga Gudoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa shaqada ka joojiyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka. Mursal ayaa ka mamnuucay in ay fadhiyada baarlamaanka ka soo qeyb galaan 15 xildhibaan oo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Keenay In Maanta Uu Fashilmo Kulankii Golaha Shacabka Waxaa Fashil ku soo dhamaaday Kulankii maanta ay yeesheen xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya . Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamanka ayaa ku tilmaamay Fashilka kulanka in uu yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo Ku Biiray Shirka Xalane Ka Socda Wararka naga soo gaarayo kulanka madaxda dowlad Gobaleedyada dalka uga socda gudaha Airport-ka magaalada Muqdisho ayaa shegaya in kulanka goordhaw ay ku biireen xubna ka tirsan midawga Musharixiinta dalka .…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Shir Muqdisho Uga Socda Madaxda Dowlad Gobaleedyada Dalka Waxaa goordhaw shir uga furmay magaalada Muqdisho madaxda dowladda gobaleedyada dalka, kaas oo looga arinsanayo khilaafadka ku hor gudban arrimaha doorashooyinka dalka. Madaxweeynayaasha Puntland , Jubbaland , Galmudug , Hirshabeelle…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mahad Salaad : Maleeshiyaadka Ilaalada Shacabka ee Fahad Yaasiin Hoostaga Ayaa Saakay Xarunta Golaha Shacabka la Soo Dhoobay Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya aya sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa kuwa NISA saakay la keenay Xarunta Golaha Shacabka oo maanta kulan uga furmayay Xildhibaanada Waqtigooda…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mahad Salaad: Golaha Shacabka Waqtigiisu Waa Dhammaaday, Habraacana Waa Mid Qaldan Xildhibaan ka tirsanaa golihii shacabka ee baarlamaankii 10-aad Mahad Salaad ayaa sheegay in hey’adda sharci dejinta uu waqtigeedu dhammaaday isla markaana aan loo baahneyn in xilligan la kulmo. Mahad Salaad…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga UK : Ma Taageri Doonno Hanaan Doorasho Oo Hal Dhinac Ah Dowladda Ingiriiska oo warka soo saartay xaaladda Siyaasadda dalka, ayaa sheegtay in aysan taageri doonin Hanaan walba oo doorasho Hal dhinac. Qoraal ka soo baxay Dowladda UK ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mursal oo Golihii Shacabka ee Baarlamaankii 10-aad Balansaday iyo Shaki Laga Qabo Ajendeyaal Daahsoon Golaha shacabka oo waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta loo balamiyey kulan looga hadlayo arrimaha Covid 19. Qoraal ay guddoonka xalay u direen xildhibaannadii hore waxaa ku qornaa ”Berri oo Sabti ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga IMF Oo Lacag Ugu Deeqday Soomaaliya Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixisay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siinayo si loogu taageero cafinta deymaha Soomaaliya lagu leeyahay. Lacagtan oo gaaraysa $0.97 milyan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha IFFHS oo soo saartay kooxda ugu wanaagsan kubadda cagta qarniga 21-aad Barcelona ayaa loo doortay kooxda ugu wanaagsan kubadda cagta dunida qarnigan 21-aad. Sidoo kale hay’adda International Federation of Football, History and Statistics(IFFHS) oo ka faaloota taariikhaha iyo xogaha kubadda cagta…