WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste) Sheeko:Cayaaraha Fiinaalkii Champions League ee sanadkii 2007 dhex maray kooxaha Liverpool iyo AC Milan ayaanan sameyn taariikh iyo xusuus u dhiganta fiinaalka tartankaas ee 2005 ka dhacay Istanbul. Labadan koox ayaa… 9 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood Paul Pogba ayaa aakhirkii dib u helay Baabuurkiisii Rolls-Royce ka ahaa ee muddo dhowr bilood ah ku jiray gacanta booliska. Xiddigga kooxda Manchester United ee ka dhisan waddanka Ingiriiska, Paul…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Warbixin: Maamul Goboleedyada oo Farmaajo Kala Wareegay Hoggaanka Doorashada Maamul goboleedyada federaalka ah ee shanka ah oo maalmahan fadhiyo aan kala kac laheyn ku lahaa xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka muuqato isu soo dhowaanshiyo iyo iney…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo La Kulmay Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Waxaa Goordhaw Hotel Jaziira shir uga furmay Midawga Musharixiinta iyo Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kulankan ayaana looga hadlaya xaaladda siyaasadeed ee dalka . Shirka Midawga iyo Odayaasha dhaqanka ayaa diiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wax Ka Ogoow Shirka Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo C6+ Waxaa goordhaw Hotel Ku yaalla Xalane shir uga furmay Madaxweeynayaasha dowlad Gobaleedyada dalka iyo Xubnaha Beesha Caalamka . Shirkan oo madaxda dowlad gobaleedyada ay la qaadanayaan wadamada loo yaqaano C6+…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg-Deg : Qarax Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo Degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaas ka dhacay Qarax. Qaraxan oo inta badan dhawaqiisa laga maqlay xaafadaha Degmada ayaa lala eegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ayeeyada Madaxweeyne Obama Oo Geeriyootay Mama Sarah, oo aheyd ayeeyadii Madaxweeynihii hore ee Mareykanka Obaama ayaa geeriyootay sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen qaar ka mid ah Eheladeeda . Sarah ayaa Saakay ku geeriyootay Isbitaalka Jaramogi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xeraale: Dad Ugu Geeriyooday Oxygen La’aan Degmada xeraale ee waqoyiga gobalka Galgaduud ayaa malmahan dambe waxaa aad isugu soo tarayay dadka laga helayo caabuqa covid-19 . Iyadoo ay u,geeriyoden ku dhawaad 15 qof Xanuunka Maalmihii la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Fadhigii Baarlamaanka Maanta Oo Dib Loo Dhigay Waxaa dib loo dhigay kulankii maanta ay lahaayeen xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, sida uu sheegay gudoomiyaha Baarlamaanka waqtigiisa dhamaaday Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan. Maanta oo Isniin ah ayaa la filayay…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO Joe Hart ayaa jecel nolosha Magaalada London, waxaana uu qiimo jaban oo dhan 3.69 milyan oo gini ku iibinayaa Gurigiisii ku yaalay Greater Manchester. Dadka ayaa indhaha kala furay markii…