“Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller Sheeko:Cayaaraha Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Thomas Muller ayaa ka sheekeeyay ka hoos shaqeynta Tababare Pep Guardiola iyo xeeladihii uu sameyn jiray markii uu macallinka u ahaa Bavarians. Muller ayaa soo… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mahad Salaad: Mursal Waxaa uu Wadaa Muddo Kordhin…Berrina Waan Tageynaa Golaha Shacabka Xildhibaanno 15 ah, oo xalay guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Mursal oo ka mamnuucay kulamada muddo 5 kulan ah oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay inuu sharaciga ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baarlamaanka: Ajandihii Shalay Fashilmay Oo Markale La’isugu Yeeray Xildhibaanada Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa markale Isugu yeeray xildhibaanada Golaha Shacabka kadib markii uu Fashilmay Kulankii Shalay . Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa loo diray fariin ah in ay soo xaadiraan kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la ogaaday weeraryahanka ay diiradda saaran doonto, kaasoo ay u aragto bedelka Lionel Messi haddii uu kabtankeeda uu ka tago garoonka Camp Nou. Naadiga reer…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shir Muqdisho Uga Furmay Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Madasha Bad-baado Qaran Waxaa goordhaw Hotel ku yaalla gudaha Xerada Xalane Shir uga furmay madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare . Kulanka oo looga hadlayao xaaladda siyaasadeed ee dalka si gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Hakad ku yimid wadahadallada heshiis kordhinta Raheem Sterling ee Kooxda Manchester City Sida wararku ay sheegayaan waxaa hakad uu ku yimid wadahadallada heshiis kordhinta Raheem Sterling ee Kooxda Manchester City. Wargeyska The Sun ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa daabacay in…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso : Taarikhda Aas Aasihi Ciidamada Asluubta Gen Ismaacil Axmed Ismaacil Allaah U naxariisto waxaa magaaalada Muqdisho ku geeriyooday Taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Soomaaliya Gen Ismaacil Axmed Ismaacil. Generaalka ayaa waxa uu mudda dheer ka mid ahaa ciidamadii Booliska Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah Garoonka Mire Awaare ee Magaalada Garowe Qaybta kubada Kolayga ayaa labadii bil ee u danbeeyay wuxuu uga socdaa Tababar Gabdho loo tababarayo sidii ay u noqon lahaayeen xidigo ciyaara kubadda…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Senator Cumar Cabdirashiid: Waa In La Cunaqabateeyo Kuwa Qaska Ku Wada Heshiiska September 17 Senator Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa sheegay in ciddii qasta heshiiska September ay tahay iney muteysato cunaqabateyn. Senator Cumar oo arrinkan soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa waxaa uu yiri ‘‘Dadaallada socda…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Maxaa Ka Soo Kordhay Doorashooyinka Jabuti Waxaa deeganada dalka Jabuti ka socda diyaar garowga ololaha doorashada Madaxtinimo ee dalkaasi Jabuti, iyadoo la filayo in si rasmi ah doorashada 9-ka April ay u dhacdo doorashada . Madaxweeynaha…