Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamse Saciid Xamse Oo Guul U Rajeeyay Xulka Qaranka Minifootboolka Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamase Saciid Xamse ayaa guul iyo natiijo wanaagsan u rajeeyay ciyaartooyda iyo macallimiinta Xulka Qaranka kubad cagyaraha Soomaaliya ee dhawaan ka qeyb galaya tartanka Qaarada… 2 daqiiqo
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qiimeyn: Farmaajo 4 Sano Kadib, Sidee u Eg Yahay Garsoorka Federaalka, Banaadir iyo Dowlad Goboleedyada? Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo, markii uu xilka qabanayey 4 sano ka hor waxaa uu ballanqaaday dib u habeynta garsoorka iyo ka shaqeynta caddaaladda, waxaa hadalladiisa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Biixi oo Qaabilay Wufuud Caalami ah Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qaabiley wufuuda ku soo wajahan magaalo Marseedka Berbera oo maanta la shaacin doono furitaanka wejigii koowaad ee ballaadhinta Dekeda Berbera ee ay gacanta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriye Hanad Cali Guuleed oo Lagu Dhaawacay Muqdisho Hanad Cali Guuleed, tifaftiraha TV-ga Goobjoog ayey xalay koox tuugaha ku dhaawaceen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Guuleed ayaa garabka bidix looga dhuftay toorey, waxaa loo geytay jir-dil ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Khasasro Ka Dhashay Dagaalka TPLF Iyo Ciidamada Itoobiya Ku Dhex Maray Gobalka Tigre Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaallo u dhaxeyay ciidamada Itoobiya iyo Ururka TPLF kuwaas oo tan iyo shalay ka socda magaalooyinka waaweyn ee gobalka Tigreega. TPLF ayaa sheegtay…