Taliyaha Asluubta oo Kala Hadlay Kadib Weerarkii Madaxweyne Xasan, Marna Raali Gelin Ayuu Bixiyey Marna Dalbaday Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Asluubta General Mahad C/raxmaan Aadan ayaa 24-kii saac ee ugu dambeysay kala hadlay isaga oo marna raalli gelin siiyey madaxweyne Xasan Sheekh marna dalbaday in isaga iyo ciidankiisa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Somaliland: Maxaa Ka Cusub Balli-Gubadle? Waxaa goordhow soo baxay natiijada horudhaca ah ee golaha deegaanka ee Balli-Gubadle, taasi oo goordhow la shaaciyey. Natiijada la helay ayaa ah sidan: Kulmiye: 4 Waddani: 3 Ucid: 3 Wixii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Natiijada Golaha Deegaanka Caynabo iyo Oodwayne Guddiga doorashooyibka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada golaha deegaanka Oodwayne . Xisbiga Wadani ayaana ku horeeya Natiija Oodwayne: Wadani 6 Kulmiye 4 Ucid 1 Dhanka kale Guddiga ayaa ku dhawaaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Natiijada Degmada Sheekh iyo Xisbiyada Sidey U Kala Horeeyaan Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Natiijada horu-dhaca ah ee degmada Sheekh. Natiijada guddiga ku dhawaaqeen ayeey xisbiyada Somaliland ay tira isku mid ah ka keenen. Natiijada Degmada Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Natiijada Doorashada Buuhoodle Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay Natiijada horu-dhaca ah ee golayaasha deegaanka Buuhoodle . Natiijada hordhaca ah ee degmada Buuhoodle ee golaha deegaanka ee Somaliland ayaa xisbiyada ay kale heleen: Waddani…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni Oo Soo Dirsaday Guddigiisa Doorashada Heer Federaal Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa soo magacabay xubnaha guddiga doorashooyinka heer federaal. Deni ayaa xafiiska ra’iisul wasaaraha u diray 8 xubnood oo ka mid noqonaya guddiga doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Natiijada Horu-dhaca Ah ee Degmada Buuhoodle Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada horu-dhaca ah ee Degmada Buuhoodle. Golaha deegaanka Somaliland ee cusub ee Buuhodle ayey xisbiyada kale heleen : Waddani 5 Kulmiye 4 Ucid 2
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Natiijada Horu-dhaca Ah ee Degmooyinka Taleex iyo Laascanood Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa wada ku dhawaaqidda natiijada doorashada golayaasha deeganada Somaliland oo mudda dheer kadib sanadkaan ka dhacday deeganada Somaliland . Guddiga ayaa ku dhawaaqay natiijada Golaha Deegaanka Laascaanood…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Nabadeed u Socday oo La Xabadeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh, oo socday iyo gaadiidkiisa ayaa lagu xabadeeyey agagaarka Maxkamadda gobolka Banaadir. Madaxweynaha oo ka yimid shir nabadgelyo oo ka dhacay Elite Hotel ee xeebta, una socday mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo Magacabay Guddiyada Doorashada Somaliland Guddoomiyaha Aqalka sare cabdi xaashi cabdillahi ayaa soo magacabay xubnaha guddiyada doorashooyinka heer federaal, heer dowlad gobaleed iyo xalinta khilaafaadka Somaliland . Cabdi xaashi ayaa guuddigan u gudbiyay xafiiska ra’iisul…