U bood dhigaalka

Deni Oo Soo Dirsaday Guddigiisa Doorashada Heer Federaal

Juun 2, 2021

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa soo magacabay xubnaha guddiga doorashooyinka heer federaal.

Deni ayaa xafiiska ra’iisul wasaaraha u diray 8 xubnood oo ka mid noqonaya guddiga doorashooyinka heer federaal.

Puntland ayaa noqoneysa maamulkii labaad oo si rasmi ah xubnaha guddiga doorashada u soo magacaba kaddib Jubbaland.

Hoos Ka Akhriso magacyada xubnaha guddiga Puntland