Puntland: Doorashada Aqalka Sare Oo Saaka Ka Bilaabmeysa Garowe Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa saacadaha soo socda ee maanta lagu wada in magalada Garowe ee xarunta dowlad gobaleedka Puntland ay ka bilaabato doorashada kuraasta Aqalka sare ee Puntland ku matali doona. Xarunta golaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Qoor-qoor Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, ayaa shaaciyay liiska musharixiinga Aqalka Sare Galmudug ku matali doonta. Qoor-qoor ayaa liiskan ku shaaciyay musharixiinta 6 kursi oo ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uhuru iyo Rooble oo Ka Wada Hadlay Kiiska Badda Waxaa maanta magaalo xeebeedka Mombasa kula ku yeeshay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimo ay ugu muhiimsan yihiin amniga,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo La Kulmah Uhuru Kenyata Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalka Kenya. Rooble iyo Uhuru Kenyata ayaa kawada hadlay sidii dib loogu soo celin lahaa…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog: Deni oo Kursiga Jambeel Koombe u Wareejiyey Majeerteen, Akhriso Isbadallo Kale! Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa maanta soo saaray liiska aqalka saree e BF u matali doona maamulkiisa, liiskann oo aaney kasoo dhex muuqan Sanatarro waa waaweyn sida Cumar Cabdirashiid, Cabdirisaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Markii Ugu Horeysay Dulimaad Heer Madaxweyne Ugu Safray Kenya Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafdi uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble. Rooble ayaa wafdigiisa waxaa qeyb ka ah xubna ka tirsan golahiisa wasiirada iyo mas’uuliyiin kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Arbacada Oo La Qabanayo Doorashada Aqalka Sare Ee Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Gudoomiyaha golaha wakiilada dowlad gobaleedka Puntland, ayaa goordhaw shaaciyayay waqtiga ay qabsoomeyso doorashada xubnaha Aqalka sare ka soo galaya Puntland. War qoraal ah oo ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Magacaabay Guddiga Qabanaya Doorashada Aqalka Sare Gudoomiyaha golaha wakiilada dowlad gobaleedka Puntland ayaa goordhaw magacabaay guddiga qabanayo doorashada Aqalka sare. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Gudoomiyaha golaha wakiilada dowlad gobaleedka Puntland ayaa guddigan oo ka kooban shan xubnood…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Kula Kulmay Saraakiisha Ciidamada Booliiska Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho saraakiisha ciidamada Booliiska. Rooble ayaa ciidamada faray sugidda amniga dalka iyo xaqiijinta si gaar ah Ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Saaka U Safrayo Kenya Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socde ee saaka uu safar ugu amba baxo caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, kadib casuumaad uu ka helaya…