U bood dhigaalka

Puntland: Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Magacaabay Guddiga Qabanaya Doorashada Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Gudoomiyaha golaha wakiilada dowlad gobaleedka Puntland ayaa goordhaw magacabaay guddiga qabanayo doorashada Aqalka sare.

Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Gudoomiyaha golaha wakiilada dowlad gobaleedka Puntland ayaa guddigan oo ka kooban shan xubnood oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Puntland u magacabaay in ay qabtaan doorashada Aqalka sare.

Saaka ayeey aheyd markii madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu soo saaray liiska musharixiinta Aqalka sare.

Hoos ka akhriso Liiska magacyada Guddigaan