Farmaajo Iyo Rooble Yaa Leh Awoodda Xil Ka Qaadista Wasiirada Sheeko:Amniga Ra’isul wasaaraha Ayaa Leh Xaqa Magacaabista iyo Ceyrinta Wasiirrada Sida ku xusan qodibka 100-aad ee dastuurka KMG ah, ra’isul wasaaraha ayaa leh xaqa magacaabista iyo ceyrinta wasiirada. Qodobkan dastuuriga ah,… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo Oo Ka Soo Horjeestay Xilka Qaadista Wasiirki Amniga Madaxweynaha Mudda xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ma qaadisti lagu sameeyay wasiirki Amniga Xukuumadda Rooble. Farmaajo ayaa sheegay in aan loo marin hanaan sharci…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Kulan La Qaatay Safiirada Beesha Caalamka Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen xaaladda dalka gaar ahaan arrimaha taagan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mucaaradka Farmaajo Oo Loo Magacaabay Wasiirka Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur oo ka mid ahaa Mucaaradka Farmajo u magacaabay Wasiirka Amniga XFS. Rooble ayaa sheegay in baahi badan oo ka jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Ee Hirshabeelle Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada Aqalka sare. Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa maanta soo saaray liiska Musharixiinta Aqalka Sare. Jadwalka guddiga ay shaaciyeen ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qoyska Ikraan Tahliil Oo Dalbaday In La Furo Dacwad Ka Dhan Ah Hogaankii Hore Ee NISA Qoyska Ikraan Tahliil Faarax ayaa xafiiska Xeer ilaalinta ciidamada Qalabka sida u gudbiyay Cabasho ka dhan ah Hogaankii hore ee taliska NISA . Fahad Yaasiin, Kulane Jiis, Cabdillahi Wadna Qabad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hirsheelle: Cali Guudlaawe Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shaaciyay liiska sideeda kursi ee dowlad gobaleedka Hirshabeele ku leeyahay Aqalka sare. Liiska xubnahan uu magacabay Madaxweynaha ayaa ka dhigan maamulki ugu…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Fowdiiste Isku Badalay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saacadihii tagay aqbalay xil ka qaadista uu ra’isul wasaare Maxamed Rooble ku sameeyey madaxii hore ee basaasiinta Fahad Yaasiin, taasi oo ka…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Oo Si Wada Jir Ah Farmaajo Ugu Eedeyay In Uu Ka Soo Horjeedo Baarista Kiiska Ikraan Tahliil Golaha Midawga Musharixiinta ayaa cambaareyay go’aanadii Farmaajo ka soo baxay ee lagu magacaabay Taliyaha NISA. Midawga ayaa sheegay in Farmaajo uu carqaladeynayo in baaritaanno daah furan lagu sameeyo Kiiska Ikraan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo Farmaajo Ku Eedeyay In Uu Hor Istaaganyahay Kiiska Ikraan Tahliil Golaha Midawga Musharixiinta ayaa cambaareyay go’aanadii Farmaajo ka soo baxay ee lagu magacaabay Taliyaha NISA. Midawga ayaa sheegay in Farmaajo uu carqaladeynayo in baaritaanno daah furan lagu sameeyo Kiiska Ikraan…