Farmaajo Oo Mar Kale Caqabad Ku Noqday Doorashooyinka Sheeko:Amniga Madaxweynaha Muddo Xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa mar kale qaaday tallaabo carqalad ku ah doorashooyinka dalka, kadib markuu caawa fiidkii xarunta afisyooni uu ka kaxaystay 8 oday… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Aqalka Sare Ee Gobolada Waqooyi Oo Dib-udhac Uu Ku Yimid Guddiga doorashooyinka gobolada waqooyi(Soomaaliland) ayaa bayaan ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in dib udhac uu ku yimid habraacii doorashada aqalka sare ee gobolada waqooyi oo 27 september oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdi Xaashi Oo Kaarka Musharaxnimo Ee Aqalka Sare Qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Guddiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi Soomaaliland ka guddoomay Shahaadada murashaxnimo ee Aqalka Sare. Cabdi xaashi ayaa ku tartamaya kursiga kowaad ee 11 sanator…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Xasan Cabdi Goodax “Xiriirka Kubadcag Yaraha Soomaaliya Wuxuu Gaarayaa Guulo Waaweyn Sanadaha Soo Socda” Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadcag yaraha mudane Xasan Cabdi Cabdi Goodax ayaa u mahadceliyay madaxda iyo shaqsiyaadkii aas aasay 24 koox ee Minifootboolka, isagoo aas aaska kooxahaas ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Lakulmay Taliska Booliska Soomaaliya Iyo Amisom Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ENG Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shir gudoomiyay kulan heerkiisu sarreeyo, oo a kasoo qeyb galeen saraakiisha ugu sareysa booliska amisom iyoTaliska booliska Soomaaliya. Kulankan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Fahad Yasiin Oo La Wareegay La Taliyaha Farmaajo. Agaasimihii hore ee ha’adda NISA Fahad Yasiin oo Madaxweynaha muddo xileedkiisu idlaaday uu umagacaabay, lataliyaha amniga qaranka ayaa la wareegay maanta xilkiisa cusub. “Lataliyaha cusub ee Amniga Qaranka Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo Farmaajo iyo Fahad Ku Eedeyay In Ay Wadaan Abaabul Ciidan Golaha midawga musharixiinta ayaa bayaan ay ka soo saareen khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya madaxweynaha Mudda xileedkiisa dhamaaday iyo Ra’iisul wasaaraha dalka. Midawga ayaa sheegay in ay ra’iisul wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xuseen Macalin: Al-shabaab 4 Bil Ayey Sugeysay In La Kala Baxo, Qaraxyada Ay Bilaabeenna Waa Sii Socon Doonaan Todobaad gudahiisa ilaa saddex qarax ayaa ka dhacday caasimadda Muqdisho, in ka badan 15 ayaa ku dhimatay, waxaana sidoo kale jiray khasaare hanti, sidaas ay tahay dalku waxaa sii socda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland: Olalaha Doorashada Qof iyo Codka Ah Oo Saaka Ka Bilaabmay Waxaa deeganada dowlad gobaleedka Puntland saaka ka bilaabmaya olalaha doorashada qof iyo codka ah ee deeganada Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Doorashadaan oo waqtigeeda laga soo horumariyay ayaa waxaa ku tartamaya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ganacsiyada Wajeer Oo Saaka Xiran Waxaa saaka xiran dhamaan goobaha ganacsiga ee magaalada Wajeer ee gobalka waqooyi bari dalka Kenya, kadib cabasho ay shacabka ka muujiyen ciidamada booliiska Magalaada. Ganacsatada ayaa sheegay in maalmihi la…