Waa Tuma Muna Al-sharmaani, Geesiyadda Leh Abaalka Kiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya? Sheeko:Amniga Iyada oo maalin kadib, 12-ka bishan October la sugayo natiijada maxkamadda cadliga adduunka ICJ ee kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya, Muqdishana ay isku diyaarineyso guul ay ka gaarto guud… 4 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Soomaaliya Oo Ku Guuldareysatay Maanta In Ay Yeelato Madaxweyne Waxaa maanta ay ku beegan tahay 10 bisha October oo ah maalinta loo asteyay in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, sida ku cad heshiiskii 29 june muqdisho ay ku kala…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Khan: Aabbaha Nuclear-ka Islaamka Oo Geeriyooday Allaha u naxariiste waxaa goordhaw geeriyooday Saynisyahankii weyna ee Hubka Nuclear-ka dalka Pakistan Abdul Qadeer Khan. Khan ayaa la sheegay in uu muddooyinkii u dambeyay uu ku xanuunsanayay isbitaal ku…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Itoobiya Oo Gullo Ka Sheegatay Dagaal Ka Dhacay G. Amhara iyo TPLF Oo Markale Wacad Ku Martay In Ay Dalka La Wareegeyso Ciidamada dowladda Itoobiya iyo xulafadooda ayaa weerar dhanka cirka ah ku qaaday fariisimo ciidamada xoogagga Tigrayga ay ku leeyihiin aagagga Amxarada. Afhayeen u hadlay Jabhadda TPLF ayaa in ay jiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Qasaaro Nafeed Geystay Oo Cawa ka Dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose Qarax qasaaro nafeed gaystay oo ah nuuca dhulka lagu aaso aya caawa ka dhacay degaanka jannaale ee gobolka Shabeelaha Hoose. Qaraxan Miino Oo Caawa Fiidkii Ka Dhacay Deegaanka Janaale…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qoraagii Sheekadii Maana Faay Oo Geeriyooday Allaha u naxariiste waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday qoraagii caanka ahaa Dr Maxamed Dahir Afrax. Dr Maxamed ayaa maalmihi la soo dhaafay ku xanuunsanayay isbitaal ku yalla…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dr. Maxamed Afrax oo Geeriyoodey, Akhriso Taariikh Nololeedkiisa Waxaa goordhow geeriyoodey Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ahaa guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka iyo madaxa Akadeemiya-Goboleedda Af-Soomaliga kadib xanuun in muddo ah hayey. Haddaba, Halkan Ka Akhriso Taariikh…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Lakulmay Guddiga FEIT iyo kan Gobollada Waqooyi Ee SEIT Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomqqliya Maxamed Xuseen Rooble atya lakulmay gudiga doorashooyinka heer faderaal (FEIT) iyo Gobollada waqooyi SEIT isago ka dhagaystay warbixino la xiriira doorashada. Ra’iisul Wasaare Rooble…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sacuudiga Oo Safiir U Soo Magacaabay Soomaaliya Boqorka Boqortooyada Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi casiis ayaa safiir cusub u soo magacawday dalka Soomaaliya, kaas oo xukuumadda Riyad u fadhin doona Muqdisho. Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad, ayaa loo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga UK Oo Soomaaliya Ka Saartay Liiska Dalalka Qadka Cas Oo Horay Ay Ugu Dartay Dowladda UK ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ka saartay liiska dadka dalkeeda marka ay yimaadaan la karantiilayo. Liiskan ayaa horay Soomaaliya loogu daray kadib markii xukuumadda ra’iisul wasaare Boris ay…