Kenya: Ma Aqbalneyno Go’aanka ICJ Sheeko:Amniga Sida ay qortay The Star, Macharia Kamau oo ah xogheyaha joogtada ah ee wasaaradda Arrimaha dibadda wasiirka arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegay in maxkmadda ICJ aaney ikhtisaas u laheyn kiiska… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Garsoorayaal Umagacaabay Maxkamadaha Gobolka Banaadir Gudoomiyaha maxakamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed aya aya sameeyay magacaabis iyo dalacsiin garsooyaal ka hawlgeli doona maxkamadaha degmooyinka iyo Gobolka banaadir. Cabdirisaaq Macalin Cabdi iyo ibraahim Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Axmed Fiqi Oo Iska Casilay Wasiirka Amniga Galmudug Wasiirkii amniga Galmudug Xildhibaan Axmed macalin Fiqi ayaa maanta iska Casilay xilkii wasiirnimo kadib Khilaaf soo kala dhaxgalay isaga iyo Madaxweyne Axmed qoorqoor. Axmed fiqi aya qoraal uu ku daabacay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga CNN: Diyaaradda Itoobiya Waxay Hub u Kala Gooshisay Adis iyo Asmara Si Tigrey Loogu Laayo Xilli Abiy Axmed uu wajahayo eedeymo xusuuq oo dhan ah Tigeyga ayaa warbaahinta afka dheer ee CNN waxaa ay baahisay in diyaaradda Itoobiya ay hub u kala gooshisay Adis Ababa,…
6 daqiiqo Sheeko:Amniga Malaga Yaabaa in Farmaajo Olole Siyaasadeed Ka Dhigto Guusha Soomaaliya ee Kiiska Badda? Bishan October 12-keeda waxaa la filayaa in maxkamadda Cadliga dunida ee ICJ ay ku dhawaaqdo natiijada muran badeedka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, kadib 6 sano oo kiiska uu yaallay…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo daahfuray “Istaraatijiyadda Isbeddelka Koboc iyo Dhaqaale ee Soomaaliya” Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo ah Gole La-talin kaasi oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ka taageera dejinta iyo fulinta siyaasadaha dhaqaale iyo bulsho ayaa daahfuray Istaraatijiyadda Koboc iyo Dhaqaale ee Soomaaliya isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Dadkii Laga Soo Raafay Laascaanood Midawga musharixiinta ayaa war ka soo saaray xaaladda dadka laga soo raafay magaalada Laascaanood ee Somaliland. Golaha ayaa sheegay in aad ah uga xunyihiin raafitaanka dadka ka soo jeed Koonfurta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliyihii Xerada Kaarayaasha Oo Burco Lagu Dilay Wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ayaa sheegaya in goordhaw magaalada lagu toogtay taliyihii xerada kaarayaasha Mursal Meygaag. Dilka taliyaha ayaa la sheegay in uu ka dambeyay mid ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga India Oo Bixineysa Magdhawga Dadkii U Dhintay Corona Virus Maxkamadda sare ee dalka India ayaa taagertay go’aanka dowladda dalkaasi ay magdhaw ku siineyso dadkii eheladooda ay u dhinteen safmareenka Covid-19. Go’aanka maxkamadda ayaa waxa uu daba jooga codsi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Xildhibaano Ay Ku Dhaawacmeen Oo Ka Dhacay Jowhar Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlad gobalkeedka Hirshabeelle ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada. Xildhibaanada qaraxa…