Galmudug Oo Qabaneysa Doorashada Laba Kursi Oo Ka Mid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shaaciyay in ay beri oo arbaca ah qabanayaan doorashads laba kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee ku matalaya dowlad gobaleedka galmudug. Kuraasta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Shan Ka Mid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Gobalada Waqooyi Oo La Soo Gabagabeeyay Waxaa la soo gabagabeeyay sharsiga afaraad iyo kan shanaad ee kuraasta golaha shacabka gobalada waqooyi. Axmed Cismaan diiriye iyo Maxamed Haaruun Cabdillahi ayaa loo dortay in kuraasta tirsigoodu yahay HOP#233…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faadumo Xasan Cali Oo Markale Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Xildhibaanada Golaha Shacabka Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay kursigi shanaad oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ay gobalada waqooyi ku leeyihiin sidoo kalena ah kursiga seddaxaad ee doorashada maanta ka socota dugsiga tababarada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aamina Cumar Jaamac Oo Markale Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Xildhibaanada Golaha Shacabka Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay kursigi afaraad oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ay gobalada waqooyi ku leeyihiin sidoo kalena ah kursiga labaad ee doorashada maanta ka socota dugsiga tababarada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Maxamed Xayir Maareeye Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay kursigi saddexaad oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ay gobalada waqooyi ku leeyihiin sidoo kalena ah kursiga koowaad ee doorashada maanta ka socota dugsiga tababarada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maareeye Oo Markale Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay kursigi saddexaad oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ay gobalada waqooyi ku leeyihiin sidoo kalena ah kursiga koowaad ee doorashada maanta ka socota dugsiga tababarada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy: Waxaan Tagaya Jiidda Hore Ee Dagaalka, Si Ay Taariikhda Noo Xusto Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa sheegay in uu tagayo jiidda hore ee dagaalka lagula jiro kooxda TPLF. Abiy ayaa xusay in uu socdaal laba maalin ah ku qaadanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Lix Ka Mid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Oo Muqdisho Ka Socota Waxaa saaka magaalada muqdisho ka bilaabmay doorashada lix ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay gobalada waqooyi. Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada waqooyi ayaa sheegay in ay diyaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Musharixiinta Wejiga Xiran Oo Loo Diiday In Doorashada Ay Ka Qeyb galaan Guddiga doorashooyinka dadban ee dalka ayaa ka digay in musharixiinta u tartamaya kuraasta golaha shacabka ay xirtaan afka ama wejiga ay qarsadaan. Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Doorahsada Oo Shahaado Siisay Taliya Weli Shaqada Ku Jira Guddiga doorashooyinka galmudug ayaa maanta bixiyay qaar ka mid ah shahaadooyinka musharaxnimada xildhibaanada golaha shacabka. Kuraasta musharixiintooda maanta shahaadada la siiyay ayaa waxa ka mid ah kuraasta tirsigoodu yahay HOP#043,…