Rooble Oo Wasiirka Arrimaha Dibadda U Magacaabay Mid Ka Mid Ah Lataliyayaasha Farmaajo Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha dibadda Xukumadda Federaalka. Rooble oo xilkan ka qaaday Maxamed Cabdirisaaq isagoo xilka ka qaaday Cabdi Saciid… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Diiwaan Gelinta Musharixiinta Golaha Shacabka Ee Matalaya Gobalada Waqooyi Oo Muqdisho Ka Bilaabaneysa Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobalada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay xilliga la qabanayo diiwaan gelinta musharixiinta golaha shacabka. Jadwalka guddiga ay shaaciyeen ayaa lagu sheegay in 20/21/22 bishaan ay dhaceyso diiwaangelinta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug Oo Shaacisay Shuruudaha Looga Baahan Yahay Musharixiinta Golaha Shacabka Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shaaciyay shuruudaha Musharixiinta golaha shacabka looga baahan yahay. Shuruudaha guddiga ay shaaciyeen ayaa waxaa qeyb ka ah in looga baahan yahay in musharaxa laga rabo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: 11-ka Kursi Ee Koonfur Galbeed Loogu Tartamayo Golaha Shacabka Maamulka Koonfur galbeed ayaa soo saaray liiska ilaa 11 kursi oo ka tirsan golaha shacabka kuwaas oo lagu tartami doono. Kuraasta ayaa kala ah: #HOP193, #HOP041 , #HOP042 , #HOP171 ,…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga 4 Qodob oo Hortaagan Doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah Iyada oo lasoo gabagabeeyey doorashadii aqalka sare ee baarlamaanka 11-aad, qaadatayna 4 bil ayaa waxaa dhaqaaqi la’ middii golaha shacabka ee ka kooban ilaa 275 xildhibaan taasi oo loo aaneynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shan Ka Mid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Galmudug Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyay shan kursi oo ka kamid ah kuraasta golaha shacabka kuwaas oo maalmaha soo socda doorashadooda la qaban doono. Kuraastaa shaaciyay ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble: Aniga Nafteyda Qatiyaan Ayaan Taaganahay, Waxaan Taaganahay Allow Kasoo Saar Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa sheegay inuu quus ka joogo sida ay maamul goboleedyada ugu dheggan yihiin doorashada golaha shacabka. Rooble oo ka hadlayey xaflad ka dhacday caasimadda Dhuusamareeb,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qoor-Qoor: Shanta Kursi Ee Ugu Horeyso Golaha Shacabka Ayaa La Shaacinayaa Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor, ayaa sheegay in maanta oo khamiis ah lagu wado in la shaaciyo liiska shanta kursi ee ugu horeyso golaha shacabka ay galmudug…
8 daqiiqo Sheeko:Amniga James Swan Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladaha Amni, Siyaasad iyo Abaaro Ee Ka Jira Soomaliya Ergayga xoghayaha guud ee qarmada Midoobay u qaabilsa arrimaha Soomaaliya danjire James Swan ayaa khudbad dhinacya badan taabaneyso oo uu kaga hadlayay xaaladda Soomaaliya ka jeediyay fadhiga golaha Ammaanka. Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Senator Dhageey Oo Is-casilay Senator Yuusuf Gelle Dhageey oo ka mid ah senatorada Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Galmudug laga soo dortay ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka senator nimo oo uu…