U bood dhigaalka

Mustaqbal la Wada Leeyahay: Sababta Qof Walbaa Muhiim u Yahay

Sheeko:Qormooyin

Dadka naafada ah waxa ay nidaamka iyo bulshada labada ba kala kulmaan caqabado door ah oo ay ugu horreeyaan takoor iyo sinnaan-la’aan. Ololayaasha wacyigelinta dadweynuhu waxa ay abuuri karaan bulsho loo siman yahay.