U bood dhigaalka

Hadaljeedinta Madaxweyne Xasan ee Labada Aqal ee Baarlamaanka ee ku Aaddan Xadgudubka Itoobiya ee Dhulka Soomaaliya

Sheeko:Baarlamaanka 11aad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay mowqifka dalka ee heshiiska sharci-darrada ah ee Itoobiya ku doonayso dhulka Soomaaliya.