Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Qaatay Kaarka Aqoonsiga Qaranka
					
					
						Sheeko:Muuqaallo					
				
			Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta qaatay Kaarka Aqoonsiga Qaranka ayaa ka hadlay muhiimada aqoonsigu leeyahay.