Dowlad Goboleedka Puntland ayaa War-murtiyeed kasoo saartay arrimaha ku aadan Dastuurka iyo dib-u eegista lagu wado xilligaan uu ku howlan yahay Baarlamaanka Jamhuuriyadda, iyadoo lagu xusay in Puntland aysan qeyb ka noqon doonin una huggaansami nuuc kasta oo kasoo baxa.
