U bood dhigaalka

Maamulka Puntland oo Ka Horyimid Ansixinta Dastuurka iyo War-Murtiyeed Kasoo Baxay Gabagabadii Shirkooda

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada, waxaana lagu qaadacay goโ€™aankii shalay Baarlamaanka labadiisa gole ay ku ansixiyeen Dastuurka 4-tiisa cutub ee ugu horeyso, waxaana gabagabadii laga soo saaray War-murtiyeed.