Wasiirka Cadaalada oo Muqdisho Ka Furay Shir Wadatashi ah oo Ku Saabsan Arrimaha Dastuurka Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macalin ayaa daahfuray shir wadatashi ah oo Wasaaarada cadaalada iyo Arrimaha dastuurku la yeelaneyso Hay’adaha dowlada. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Baarlamaanka Jubbaland Waxkabadel Ku Sameeyay Dhowr Qodob oo Dastuurka Maamulka ah Baarlamaanka Jubalaand oo wax ka badel ku sameeyay dastuurka maamulkaas ayaa meesha ka saaray qodobo dhowr ah, islamarkaana kuwo kale dib u eegis ku sameeyay oo hab kii hore ka duwan u dhigay.
2 daqiiqo ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ ๐ ๐จ๐จ F๐๐๐ก ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐ฅ๐๐ญ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ ๐๐ข๐-๐ฎ-๐๐๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐จ๐จ๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ oo kulan fogaan arag ah la yeeshay wasiirada Dastuurka ee dowladaha xubnaha ka ah dowlada federaalka ayaa daahfuray
1 daqiiqo Guddiga Dib-u eegista Dastuurka oo Bilaabay Diyaarinta Cutubyada 5-aad iyo 9-aad ee Dastuurka Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka oo ku howlan diyaarinta cutubyo kamida dastuurka oo dib u eegis u baahan ayaa kulan ay yeesheen kaga dooday cutubyada 5-aad, 6-aad, 7-aad, 8-aad iyo 9-aad.
4 daqiiqo Guulaha Dastuurka: 4 Cutub oo Muhiim ah u ah Qaran-dhiska oo Baarlamaanku Ansixiyay Dastuurka iyo qabyo tirkiisa waxaa uu ka mid ahaa arrimaha hortabinta u lahaa Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana labadii sano ee lasoo dhaafay lagu guuleystay in la ansixiyo 4 cutub.
1 daqiiqo Maamulka Puntland oo Ka Horyimid Ansixinta Dastuurka iyo War-Murtiyeed Kasoo Baxay Gabagabadii Shirkooda Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada, waxaana lagu qaadacay goโaankii shalay Baarlamaanka labadiisa gole ay ku ansixiyeen Dastuurka 4-tiisa.
2 daqiiqo Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyay 4-ta Cutub Ee Ugu Horeysa Dastuurka KMG ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey 4-ta cutub ee ugu horeysa dastuurka dalka, Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe.
4 daqiiqo Xildhibaannada Baarlamaanka oo Maanta Codka u Qaadaya Dastuurka, Wax Ka Baro Marxaladihii uu Soo Maray Waxkabedelkiisa Baarlamaanka Soomalaiya labadiisa gole oo manta kulan wadajir ah ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ayaa lagu wadaa in ay ansixiyaan Dastuurka KMG ah oo muddooyinkii dambe kabis iyo waxkabedel lagu sameeyay.
1 daqiiqo Akhriso Nuqulka kamadanbeysta ah ee Cutubyada Ee Dastuurka ee Waxkabedelka Lagu Smaeeyay iyo Sabtida oo La Ansixinayo Guddiga madaxabannaan ee dib u eegista dastuurka ayaa maanta xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda ka hor akhriyay nuqulka kamadambeysta ah ee dib u eegista lagu sameeyay Cutubyada 1-aad -4-aad
1 daqiiqo Baarlamaanka oo Maanta Lahorgeeyay Sida Wax Looga Bedelay 4-ta Cusub Ee Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 30aad ee wadajirka ah ee Labada Aqal.