Baarlamaanka oo Maanta Gudagalaya Ka Doodista iyo Waxkabedelka Dastuurka Dalka Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jammhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah ay kulan wadajir ah ku leeyihiin Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, kulanka ayaa ah. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Baarlamaanka oo Meelmariyay Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow meel mariyey Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka, kadib kulan wadajir ah oo ka dhacay Villa Hargeysa, xildhibaannada.