1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Meelmariyay Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow meel mariyey Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka, kadib kulan wadajir ah oo ka dhacay Villa Hargeysa, xildhibaannada.