U bood dhigaalka

Caalamul Islaami oo Maanta Siweyn Looga Dabaaldegayo Munaasabadda Ciidul Fifriga

Caalamul Islaami ayaa maanta si isku mid ah waxaa looga dabaaldegayaa munaasabadda Ciidul Fidri oo maanta ku began, kadib 30 maalmood oo bisha Ramadaan ah.

Meelaha sida weyn looga ciidayo ayaa waxaa kamid ah guud ahaan dalka oo aysan jirin in sanadkaan la isku khilaafay bisha Shawaal bilshadeed oo xalay koow aheyd.

Mas’uuliyiinta heer federal iyo heer dowlad goboleed ayaa inta badan shacabka deegaannada kula tukaday Salaadda ciidda oo lagu oogay goobo u gaar oo loo asteeyay.