U bood dhigaalka

Guulaha Dhaqaalaha ee Labadii Sano ee Maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh

Labadii sano ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud joogay xilligiisa 2-aad, waxaa uu wax badan ka qabtay dhaqaalaha iyada oo la hirgeliyay aragtida Soomaali heshiis la ah dunida.

Qodobbada aan ka xusi karno waxaa ka mid ah:

(1). Soomaaliya oo dhameystirtay deyn cafintii, iyada oo IMF iyo Bangiga Adduunka ay December ogolaadeen in Soomaaliya ay ay gaartay โ€ Completion Pointโ€ ee HIPC taas oo micnaheedu yahay in halkii deynta dibadda ka ahayd $5.3 billion dhammaadkii 2018 ay hadda tahay $600 million.

(2). Soomaaliya waxaa ay sidoo kale ku biirtay bulshada bariga Afrika, taas oo sabab u noqon karta in ay hesho maaliyad dibadda ah oo qeyb ka noqota kobaca dhaqaalaha.

(3). Kobaca dhaqaalaha, sida uu qabo  World Bank, Soomaaliya kobaca dhaqaalaha waxaa uu kordhay .2% 2022 ilaa  2.8% 2023, iyada oo uu gaari doono 4.3%. 2028.

(4). Wafdi ka socday The African Development Bank  ayaa yimid Muqdisho iyaga oo qiimeeyay istaraatiijiyadda Soomaaliya 2022-24  iyo 2025-2029, oo diiradda saaraya horumarinta dhaqaalaha, waxtarka iyo kobaca.

Dhanka Maalgeshiga, waxaa ay xukuumadda meelmarisay shuruuc wax badan ka taraya maalgeshiga sida ladgaalanka argixigisa, Ilaalinra maalgeshiga