Aqalka Sare Oo Guddi u Saarey Dhexdhexaadinta Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada

Guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta kulankooda uga hadlay arrimo badan oo muhiim ahaa,

Ajanadaha Maanta Waxaa uu Ahaa:

  1. Warbixinta Guddoomiyaha shirarkii uu la yeeshay madaxda hay/addah Caalamiga ah
  2. Muddaynta xogwaraysi Golaha la yeesho Raiisal Wasaaraha JFS.
  3. Diyaarinta ajandaha Kulanka Axadda ee Golaha Aqalka Sare.
  4. Dhegeysiga soojeedinta Guddiga Haweenka Baalamanka ee Aqalka Sare.
  5. Warbixinta Guddoonka dhexdhexaadintii khilafka DFS & DXDF.

Ugu dambeyntii, xogheyaha aqalka oo saxaafadda la hadlay wuxuu sheegay in guddiga joogtada ah uu warbixin la xiriirtay jawaabihii xukuumadda federaalka ah iyo maamul goboleedka la wadaagay guddoomiyaha golaha aqalka sare Cabdi Xaashi, intaasi kadibna la magacaabay guddi arrinta khilaafka wax ka qabto, kaas oo weli aan la sheecin magacyadooda.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW