1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo laga cabsi qabo inuu weeraro jasiiradda Greenland iyo NATO oo war ka soo saartay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu doonayo in Greenland ay kamid noqato dalkiisa, hadalkaas oo ay xeeldheereyaashu ku fasireen in Washington ay qorshaynayso inay xoog ku qabsato is maamulkan sharci ahaan ka tirsan Denmark.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo shir guddoominaysa kulankii ugu horreeyay ee golaha ammaanku uu yeelanayo bishan Janaayo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir-guddoominaysa kulan haatan socda oo ah kii ugu horreeyay ee bishan Janaayo ee yeesho Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, islamarkaana looga hadlayo tillaabadii uu Mareykanku dhowaan ka qaaday Venezuela.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump ma waxa uu doonayaa inuu Tillaabo lamid ah middii Nicolas Maduro ka qaado Madaxweynaha Colombia? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerar af ku qaaday dhiggiisa Colombia, asagoo si adag u dhaliilay Gustavo Petro, islamarkaana ku eedeeyay musuq, hoggaan xumo iyo ku lug lahaanshaha daroogada loo soo tahriibiyo Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Hoose ku soo qabtay walxa qarxa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 203-aad, Guutada 20-aad, Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jawad Ari ee gobolka Shabeellaha Hoose.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, Warar & Warbixino Maxaa looga hadlayaa Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii hore ee dalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa gaaray hoyga magaalada Muqdisho uu ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed.
3 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa isku soo beegay Aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland iyo ku dhawaaqidda gooni-goosashada Golaha Yementa Koonfureed ? Labada dhinac ee badda cas iyo gacanka cadmeed waxaa dhowaan ka billowday dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo saameyn xooggan ku yeeshay Geeska Afrika iyo koonfurta Aasiya, ayadoo Israa’iil ay Soomaaliland aqoonsaday, dhanka kalena Golaha ku meelgaarka ah ee Yementa ayaa todobaad ka dib aqoonsigaas ku dhawaaqay inay ka laabteen la midoobiddii Waqooyi ee 30 sano ka hor dhacday
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka dowladda Venezuela oo war ka soo saartay qabashada Madaxweynehooda Nicolas Maduro iyo xaaskiisa Dowladda Venezuela ayaa sheegtay in aysan ogeyn halka ay ku sugan yihiin Madaxweynihii dalkaas Nicolas Maduro iyo xaaskiisa Cilia Flores, sida ay warbaahinta u xaqiijisay Madaxweyne-ku-xigeenka Venezuela, Delcy Rodríguez.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Colombia oo ciidamo ku daadgureynaysa xaduudka ay la wadaagto Venezuela Madaxweynaha dalka Kolombiya, Gustavo Petro, ayaa shaaca ka qaaday in uu amray ciidamada milatariga Kolombiya in la geeyo xuduudda ay la wadaagto dalka Venezuela, kaddib waxa uu ku tilmaamay “weerarro iyo faragelin ay Mareykanku ka wadaan Venezuela.
2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA AMMAANKA, Midnimada Soomaaliya Maxay Soomaaliya uga dhigantahay la wareegidda madaxtinimada Golaha ammaanku? Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaddib munaasabad lagu qabtay xarunta QM ee New York.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Danab oo howlgal gaar ah ka fuliyay deegaanka Buula Fuleey ee gobolka Baay Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa fuliyay hawlgal gaar ah oo si heer sare ah loo qorsheeyay, kaasi oo ka dhacay deegaanka Buula Fuleey ee gobolka Baay, oo ka mid ah xarumaha ugu waaweyn uguna muhiimsan ee kooxda Al-Shabaab