Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Hodan, ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysane lagu magacaabo C/Maalik Ibraahiim C/raxmaan, oo ku eedaysan inuu dadka u sheegto inuu ka tirsan yahay Ciidanka NISA, kadibna muwaadiniinta inta meel luuq ah geysta ka qaata mobile-lada.