2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uganda oo hakisay iskaashigii militari ee Turkiga, iyadoo arrintu saameyn ku yeelan karto amniga Soomaaliya Dowladda Uganda ayaa si degdeg ah u hakisay dhammaan iskaashigii difaac iyo militari ee ay la lahayd Turkiga, iyadoo sheegtay in tallaabadaasi ay sii jiri doonto ilaa la xalliyo arrimo ay labada dhinac kala tabanayaan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay safarrada Bariga Dhexe Dowladda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda kula talisay inay dib uga fiirsadaan safarrada ay ku tagayaan ama ku sii marayaan dalalka Bariga Dhexe, iyadoo sabab uga dhigtay xiisadaha sii kordhaya ee gobolka iyo khatarta ah in xaaladdu si degdeg ah uga sii darto.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sacuudiga oo sheegay in la qabtay gantaal Xuutiyiintu ku rideen Riyadh Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga ee dagaalka ka wada Yemen ayaa sheegay in nidaamyada difaaca cirka ay qabteen oo burburiyeen gantaal ballistic ah oo kooxda Xuutiyiinta Yemen ay ku soo rideen caasimadda Riyadh.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, War Wafdi uu hoggaaminayo murashaxa madaxweynaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo Gaaray Guriceel Wafdi uu hoggaaminayo murashaxa hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo ay ku jiraaj mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub oo Maraykanka ugu baaqay inuu qaado xayiraadda safarka ee wafdiga Falastiin Midowga Yurub ayaa ugu baaqay Dowladda Maraykanka inay dib uga fiirsato go’aanka ay ku diiday fiisooyinka mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Falastiin iyo xubno ka tirsan Ururka Xoreynta Falastiin (PLO), kuwaas oo doonayay inay ka qaybgalaan shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee ka dhacaya magaalada New York.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka iyo Denmark oo heshiis cusub ka gaaray amniga Greenland Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanka, Denmark iyo Greenland ay gaareen heshiis cusub oo lagu ballaarinayo joogitaanka militariga Mareykanka ee Greenland, iyadoo sidoo kale la xaddidayo awoodda dalalka aan xulafada la ahayn Mareykanka ee ay saldhigyo ama maalgashi xasaasi ah ka sameysan karaan jasiiradda.
1 daqiiqo Sheeko:War Weriye Xasan Kaafi Qoyste oo ku geeriyooday Muqdisho Waxaa saacadihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho la xaqiijiyay geerida weriye Xasan Kaafi, oo muddo dheer ku soo jiray mihnadda saxaafadda Soomaaliyeed, kana mid ahaa wariyeyaasha sida weyn looga yaqaanay bulshada.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraykanka oo ka qaaday cunaqabateyntii saarnayd Ciidamada Eritrea Dowladda Mareykanka ayaa ka qaaday cunaqabateyntii saarnayd Ciidamada Difaaca Eritrea iyo hay’ado kale oo Eritrean ah, tallaabadan ayaana loo arko mid wax ka beddeli karta xiriirka Washington iyo Asmara, xilli Mareykanka iyo beesha caalamku ay si gaar ah isha ugu hayaan amniga iyo maraakiibta ganacsiga ee Badda Cas.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo qaar kamid ah magaalooyinkiisa ka hawlgeliyay nidaamka digniinta degdegga ah Boqortooyada Sucuudiga ayaa magaalada caasimadda ah ee Riyadh ka hawlgelisay nidaam digniin hore iyo seeriga xaaladaha degdegga ah, xilli ay sii kordhayaan xiisadaha militari ee u dhexeeya Sucuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumuu ahaa Wariye Maxamed Aweys Muudey “Boqorka Bartamaha” ? Allaha u naxariistee, waxaa geeriyooday wariye ruugcaddaa ah Maxamed Aweys Muudey, oo si weyn loogu yaqaanay magaca “Boqorka Bartamaha”, kana mid ahaa wejiyadii muddada dheer kasoo muuqday warbaahinta Soomaaliyeed.