1 daqiiqo Sheeko:War Markab laga leeyahay Shiinaha oo laga sii daayay xeebaha Soomaaliya iyo Dowladda dalkaas oo war ka soo saartay Markab kaluumaysi oo laga leeyahay Shiinaha, islamarkaana burcad badeed Soomaali ahi ay ku haysteen xeebaha Puntland ayaa la sii daayay, sida ay xaqiijisay safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxyadii xalay ka dhacay degmada Daarusalaam Xogo kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar qarax loo adeegsaday oo lagu qaaday bar-hubin oo ay ciidamada nabad-gelyadu ku lahaayeen degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay ee dabka weli ka holcaya dalka Mareykanka Dalka Mareykanka, gaar ahaan gobolka California waxaa weli ka holcaya dab xooggan oo dhulka la simay kumanaan guri oo ku yaalla magaalada Los Angeles iyo hareeraheeda, waxaana illaa hadda musiibadan u taag la’ kooxaha gurmadka degdegga ah iyo dab-damiska Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland oo sheegtay in ciidankeedu ay dagaal kooxda Daacish dhex maray ku dileen ilaa 20 dagaalame Puntland ayaa sheegay in dagaal culus dhexmaray ciidameeda Difaaca maamulkaas iyo ururka Daacish lagu diley in ka badan 20 ruux oo ay ku jiraan ajaaniib caddaan ah, iyo xubno kale oo kooxdaas ka tirsanaa.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Israa’iil oo loo diiday inay qaataan daawooyin nafsaani ah. Ciidamada Israa’iil ayaa loo diiday inay qaataan daawooyin nafsaani ah ka dib markii dagaalka Marinka Qasa ay ka qaadeen xanuunno dhinaca dhimirka ah, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha maamulkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay yihiin sharciyada caqabadda ku ah qorshaha Donald Trump ee ka dhanka ah soo galootida ? Madaxweynaha dhowaan dib loo doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray inuu Mareykanka ka nadiifin doono muhaajiriinta sida sharci-darrada ah ku galay dalkaas, balse xeerarka ku hor gudban qorshihiisa.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ku yeeshay shir ku saabsan fududaynta Arrimaha ganacsiga Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee ay yeeshaan Guddiga Fududeynta Arrimaha Ganacsiga Soomaaliya (NTFC) oo ka kooban 18 xubnood oo isugu jira Wasaarado iyo Hey’addo Dowladdeed.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay ka wada-hadleen wasiirrada arrimaha dibedda Soomaaliya, Masar iyo Eritrea? Wasiirka arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa ka qayb-galay shirkii labaad ee Guddiga Saddex-geesoodka ah ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Masar, iyo Eritrea, oo ka dhacay magaalada Qaahira.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Itoobiya oo war ka soo saartay socdaalka Madaxweyne Xasan Shiikh ee dalkaas War saxaafadeed ay dowladda Itoobiya ka soo saartay safarka madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ee dalkaas ayaa lagu yiri
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray Addis Ababa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhoweeyeen madaxda dalkaasi.