1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisul wasaare ku xegeenka XFS oo ka qeyb-galay shirka isbadelka cimilada ee COP29 Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jamac, ayaa ka qayb-galay Shirka Madaxda Adduunka ee Isbedelka Cimilada, kaas oo qayb ka ah shirweynaha COP29 ee ka socda magaalada Baku, Azerbaijan.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab NISA oo sheegtay inay 23 Alshabaab ah ku dishay gobolka Galguduud Hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa sheegtay in hawlgal ay ka fulisay gobolka Galguduud ay ku dishay in ka badan 23 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab.
1 daqiiqo Sheeko:War Dad Itoobiyaan ah oo lagu diley magaalada Guriceel Wararka ka imaanaya magaalada guriceel ayaa sheegaya in la diley nin Itoobiyaan ah oo ka shaqaynayay goob biraha duugga ah lagu aruuriyo oo ku taalla halkaas, waxaana sidoo kale toogashadaas lagu dhaawacay nin kale oo asna Itoobiya ka soo jeeda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo duqeeyay fariisimo ciidan oo ku yaalla dalka Suuriya Milateriga Mareykanka ayaa qaaday weeraro ka dhan ah bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Suuriya, tillaabadaas oo taliska dhexe ee Mareykanka (CENTCOM) uu ku sheegay inay jawaab u ahayd weerarro ugu ciidamada Mareykanka ay ku soo qaadeen kooxo xulafo la ah Iran oo dalkaas ka howlgala.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu daarranyahay safarka guddoomiyaha aqalka sare uu ku tagayo Nairobi? Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa looga hadlay kulanka taliyaha booliska iyo ururka haweenka Soomaaliyeed ? Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kulan la yeeshay xubno matalayay urur weynaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul wasaaraha XFS oo magacaabay agaasimaha xaafiiska amniga qaranka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi barre ayaa magacaabay agaasimaha xaafiiska amniga qaranka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay ka dhigantahay dib u magacaabista Janaraal Odawaa ? Golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir aan caadi ahayn ka yeeshay xaaladda nabad-gelyo ee dalka iyo dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab ayaa meel mariyay magacaabista taliyiha cusub ee ciidanka xoogga dalka Janaraal Odawaa Yuusuf Raage.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dilalka iyo afduubka oo joogto ka noqday Nairobi, iyo Soomaalida Magaalada ku nool oo wadnaha farta ku haysa. Magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi, gaar ahaan xaafadda ay Soomaalidu ku badantahay ee Islii waxaa muddooyinkii dambe ka dhacayay falal burcadnimo ah oo lagu afduubanayo dadka, ka dibna muuqaallo laga duubayo ayadoo la jirdilayo.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo ka qeyb-galay shir madexeedka dalalka Islaamka iyo Carabta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga, halkaas oo ay kaga qeyb-galayaan shirar degdeg ah oo ay yeelanayaan madaxda dalalka Islaamka iyo Carabta