1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisul Wasaare Xamse oo Soomaalida Ingiriiska ku nool ugu baaqay inay dhigeen dibedbaxyo ka dhan ah kala goynta dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool Ingiriiska ugu baaqay inay sameeyaan bannaanbaxyo ka dhan ah dhaqdhaqaaqyada lagu taageerayo gooni u goosadka Soomaaliland ee ka socda…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sidee u shaqeeyaa hannaanka Federaalka dunidu, maxay’se yihiin mabaadii’da uu xambaarsanyahay? Hannaanka Federaalka waa nidaam siyaasadeed iyo maamul oo awoodda dawladnimada lagu qaybsado heerar kala duwan – sida heer federaal dawladda dhexe iyo heer dowlad-goboleed ama is-maamullo gobol, waxaana lagu saleeyaa…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo si caro leh uga hadlay loolanka awoodda maamul ee DFS iyo dowlad goboleedyada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo si caro leh uga hadlay is qab-qabsiga awoodda maamul ee u dhexeysa dowladda Federaalka iyo maamullada ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland oo sheegtay inay ku howlantahay qabashada markab labaad Maamulka goboleedka Puntland ayaa sheegay inay ciidamada Ilaalada xeebuhu ku guda jiraan howlgal ay ku qabanayaan markab labaad oo lagu arkay aagga Bareedo, kaas oo la tuhunsanyahay inuu hub sido.…
1 daqiiqo Sheeko:War Muxuu yahay nuxurka war-saxaafadeedka ay Puntland ka soo saartay arrinta markabka Hubka ? Muxuu yahay nuxurka war-saxaafadeedka ay Puntland ka soo saartay arrinta markabka Hubka ? Dowlad Gobaleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa war saxaafadeed hordhaca ah ka soo saartay markabka Sea world oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iran oo wada-hadallo cusub la galaysa dalalka Yurub Dowladda Iran ayaa wada-hadallo cusub la galaysa midowga yurub, ayadoo laga arrinsanayo barnaamijka nukliyeerka dalkaas todobaadyo uun ka dib dagaalkii dhex maray Israa’iil iyo Tehran iyo duqeymihii Mareykanka ee xarumaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo ka hortagtay qorshe halis ah oo ay Itoobiya damcsanayd Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hortagtay qorshe halis ah oo ay Itoobiya damcsanayd, kaas oo ay doonaysay inay saameyn ku yeelato badda Soomaaliya. Wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Boqolaal maleeshiyaad Duruusiga Israa’iil ah oo ku sii qulqulaya Suuriya Boqolaal maleeshiyaadka Duruusiga ah ee ku sugan Israa’iil ayaa ku sii qulqulaya gudaha dalka Suuriya, gaar ahaan gobolka Suweydaa si ay ugu biiraan dagaalka aaggaas ka socda. Ciidamada Israa’iil ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa looga hadlayaa kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madasha samata-bixinta ? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inuu maanta la yeeshaa siyaasiyiinta ku mideysan madasha samata-bixinta Soomaaliyeed oo ay hormuud u yihiin madaxdii hore ee dalku. Sida ay xoguhu tilmaamayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliland iyo Puntland oo Beesha Caalamka ka dalbaday in dib loo eego cunaqabatayntii hubka ee laga qaaday Soomaaliya Soomaaliland iyo Puntland oo labaduba ka hadlayay markabkii hubka siday ee lagu qabtay xeebaha Puntland ayaa sheegay in cunaqateyntii hubka ee laga qaaday dalku ay ahayd khalad aan laga fiirsan,…